Saraakiil Ka Tirsan Maxkamadda Ciidamada Oo Gaaray Gobolka Gedo Iyo U Jeedka

14

Sasraakiil ka socda maxkamadda darajada 1-aad ee ciidamada qalabka sida qeybta 27-aad ayaa safar shaqo ku tagay degmada Doolow ee gobalka gedo .

Sarakiishaan oo uu horkacayo gudomiyaha maxkamada G/lle .Maxamed Amiin Cabdule aadan waxa uu safarkoodu la xiriiraa maxkamadeynta askar lagu eedeeyay in ay dilal ka geysteen degmada Dooloow , Balad xaawo iyo Luuq .

Sasraakiisha ka socota maxkamadda darajada 1-aad ee ciidamada qalabka sida qeybta 27-aad ,waxaa inta ay joogaan degmoyinka gobalka gedo ay booqan donaan furumaha ciidanka si lodhiiri galiyo ciidamada qalabka sida .