Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee DF iyo maamul goboleedyada oo dib loo dhigay
Shirka golaha wadatashiga qaran oo hore madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud u mudeeyey inuu qabsoomo 22-ka bishan ayaa dib loo dhigay sabab la xiriirta...
Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya oo sheegay in wadamo Shisheeye ay Al shabaab ku riixayaan la...
Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya, Axmed Macalim Fiqi, ayaa shir jaraa'id oo uu qabtay kadib markii ciidamada dowladda ay la wareegeen magaalada Bariire ee gobolka Shabeellaha...
Khasaare ka dhashay Hoobiyeyaal lagu weeraray xaafado ka tirsan Muqdisho
Tiro hoobiyeyaal ah ayaa goor dhaweyd lagu garaacay xaafado ka mid ah degmooyinka Wardhiigleey iyo Boondheere ee magaalada Muqdisho.
Goobjoogeyaal ayaa KNN u sheegay in...
R/Wasaare Rooble oo soo dhaweeyay liiska Xubnaha aqalka Sare ay soo gudbisay Jubbland.
War qoraal ah oo ka soo baxay R/wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxaa lagu soo dhaweeyay liiska musharixiinta ee uu soo gudbiyay madaxweynaha...
Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo ka hadlay geerida Wasiiru dowlihii Wasaaradda Warfaafinta
Madaxweynaha Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa tacsi u diray eheladii, qaraabadii, qoyskii iyo Shacbiga Hirshabelle ee uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Wasiiru Dowlihii...
Dowladda Soomaaliya Oo Digniin Culus U Dirtay Kenya Iyo Jabuuti
Dowladda Soomaaliya ayaa digniin Culus u dirtay Dowladaha Kenya iyo Jabuuti, oo ay sheegtay in ay carqaladeyn ay ku wadaan go’aankii kasoo baxay Midowga...
Banaanbaxyo balaaran oo looga soo horjeedo Duqeymaha Diyaaradaha Kenya ee Gobolka Gedo oo...
Banaanbaxyadani oo ay soo abaabuleen Maamullada degmooyinka Gobolka ayaa maanta waxay ka kala dhaceen guud ahaan degmooyinka Gobolka Gedo,Boqolaal dadweyne ah oo ay ku...
Guddiga loo xil saaray baaritaanka dhacdadii Golweyn oo la kulmay taliska AMISOM.
Guddigii heer wasiir ee Ra’iisul Wasaare Mohamed Hussein Roble u magacaabay baaritaanka dhacdadii Golweyn ee lagu dilay dad rayid ah, ayaa maanta shirkii ugu...
Hirshabeelle iyo AMISOM oo ka wada hadlay howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab
Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle Mudane Ali Gudlawe Hussein oo howlo Shaqo u jooga Magalada Muqdisho ayaa galabta kulan la qaatay Wakiilka Midowga Africa u fadhiya...
RW Rooble oo guddoomiyay shirka tiirka arrimaha bulshada.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta guddoomiyay shirka tiirka Arrimaha Bulshada oo ay goob joog ka ahaayeen xubno kamid ah golahiisa...