R/wasaare Rooble oo ka tacsiyeeyay geerida ku timid Cali Mahdi

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka tacsiyeeyay geerida Allaha u naxariistee madaxweynihii hore ee Soomaaliya mudane Cali Mahdi Maxmed. Ra’iisul...

Xasan Shiikh oo ka hadlay doorashada ka socota Baydhabo

0
Madaxweynihii hore Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa ku amaanay dhammaan dadka kasoo jeeda Koofur Galbeed in ay muujiyeen ka go’naanshaha qaadashada kaalintooda kaga aaddan...

R/W ku xigeen Saalax oo soo xiray shirka looga hadlayay maareynta Hubka ee ka...

0
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa soo xiray shirweynaha Qaran ee Maareynta Hubka, Rasaasta, iyo Ka Hortagga Qaraxyada Macmalka ah,...

Donald Trump oo sheegay inuu mar kale weerari doono Iran, hadii ay dib u...

0
Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa si adag u weeraray Hoggaamiyaha Sare ee Iran, Ayatollah Cali Khumayni, isagoo shaaciyay inuu ka laabtay qorshihii uu ku...

Galmudug oo kala hadashay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya sidii ay maalgashi ugu sameeyn lahaayeen...

0
Madaxweyne ku-xigeenka dowlad-goboleedka Galmudug, Cali Daahir Ciid, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Safiirka dowladda Turkiga ee Soomaaliya, Alper Aktaş oo ay kawada hadleen...

W/ Warfaafinta Oo Digiin Kama Dambeys Ah U Dirtay Dad Deggan Dhulka Yaalla ...

0
Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ayaa digiin kama dambeys ah u dirtay dadka deggan Dhulka Warlaliska Raadiyo Muqdisho ee Degmadda Dayniile. Qoraak kasoo baxay Wasaaradda...

Soomaaliya & Turkiga oo ka wada hadlay Arrimo muhiim ah

0
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa kulan la qaatay Wasiirka Maaliyadda dalka Turkiga Lütfi Elvan, iyaga oo ka wada hadlay Arrimo...

Joe Biden oo ka cabanaya isbaarooyin uu u dhigtay Donald Trump

0
Madaxweynaha Mareykanka ee la doortay Joe Biden ayaa sheegaya in kooxdiisii kala guurka ay la kulmeen waxa uu ku tilmaamay carqalad qayru masuulnimo ah...

Qoor Qoor oo sheegay in uu jawaab ka waayay Madaxda Puntland & Jubbaland

0
Madaxweynaha Dowlad-gobleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa sheegay in howlihii dhex-dhexaadinta aheyd ee uu ka dhex waday Madaxda dowladda & dowlad goboleedyada Jubbaland...

Beesha Caalamka Oo Mar Kale Baaq U Dirtay Madaxda Ku Shiraya Dhuusamareeb

0
Beesha Caalamka ayaa war kasoo saartay shirka Madaxda Dowladda iyo Dowladaha xubnaha ka ah uga socda Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Maamulka Galmudug. Qoraalka ayaa lagu...

XULASHADA