Maxaa looga hadlay kulankii Xasan Kheyre iyo Mahdi Guuleed?
Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed ayaa xalay kulan gaar ah magaalada Garowe ee xarunta gobolka Nugaal kula yeeshay ra’iisul wasaarihii hore...
Al-Shabaab oo weerar dad lagu dilay ka fuliyey gobolka Bakool
Wararka ka imaanaya degmada Waajid ee gobalka Bakool ayaa sheegaya in dagaalamayaasha Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen dad saarnaa gaari qaad siday.
Gaarigaas ayaa la...
Madaxweyne Mustafe Cagjar oo si adag uga hadlay ciidamo looga dilay gobolka Siti
Madaxweynaha dowlad deeggaanka gobolka Soomaali-Galbeed Mustafe Muxumed Cagjar oo warbaahinta ku hadlay magaalada Jigjiga ayaa si kul uga hadlay ciidan ka tirsan Booliska deegaankaas...
Dowladda Itoobiya oo shaacisay magacyada saraakiil sare oo ay ka dishay Tigray
Wasaaradda Gaashaandhigga ee dalka Itoobiya ayaa soo saartay liiska saraakiil ay sheegtay in laga dilay xisbiga Tigray-ga ee TPLF.
Saraakiishaas ayaa ku dhintay howlgalkii dhawaan...
Faah-faahin: Khasaaraha ka dhashay qaraxii ka dhacay Lafoole
Inta la xaqiijiyey seddax askari oo ka tirsanaa ciidanada booliska sida gaarka ah u tababaran ee Haramcad ayaa lagu dilay qarax is-miidaamin ah oo...
UK Oo Si Rasmi Ah Uga Baxday Midowga Yurub
Ku dhawaad 50 sano oo UK ay qeyb ka ahayd midowga Yurub ayaa xalay soo afjarantay kadib markii ay si rasmi ah uga baxday...
Madaxweyne Farmaajo Oo Saxiixay Sharciga Miisaaniyadda Dowladda
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay Sharciga Miisaaniyadda Dowladda ee 2021 oo ay hore u soo ansixiyey Golaha Xukuumadda Federaalka, ayna...
Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay Qaraxyo ka dhacay Yemen
Wasaarada Arrimaha dibada Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay Qaraxyo ka dhacay Garoon diyaaradeed oo ku yaalla dalka Yemen halkaasi oo ay ku dhinteen...
Muuse Biixi oo soo saaray farriin khusaysa curashada sannadka cusub ee 2021-ka
Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa curashada sannadka Cusub ee Miilaadiga ee 2021-ka awgeed wuxuu Hambalyo u diray Shacabka Somaliland iyo bulshada caalamka.
Dhambaal...
Sudan oo dib u qabsatay dhammaan dhulkii ay ka haysatay Ethiopia
Sudan ayaa Khamiistii sheegtay inay si buuxda ula wareegtay gacan ku haynta dhammaan dhulka Sudan ee ku yaalla xuduudda, kaasi oo ay deganaayeen beeraley...


















