Xiisad dagaal oo ka taagan Waqooyiga G.Galguduud
Wararka naga soo gaaray degmada Balanballe ee hoostaga gobolka Galguduud ayaa sheegaya in halkaasi ay ka taagan tahay xiisad u dhaxeysa laba ciidan.
Xiisadda ayaa...
AMISOM oo looga digay in ay ku lug yeelato siyaadaha is diidan
War kasoo baxay Urur Midowga Afrika ayaa Walaac looga muujiyay Xaaladda Amniga ee uu dalku ku jiro xiligan.
Midowga Afrika ayaa howl galka Amisom ugu...
Sheekh Shariif “Waxaan dalbanayaa in doorasho la aado si loo kala badbaado”
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif oo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, ayaa ka hadlay xaaladdaaha siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan isku dhacyadii ka...
Dowladda UK oo war ka soo saartay xaaladda Soomaaliya
Dowladda UK ayaa ku baaqday in ammaanka, xasilloonida iyo horumarka Soomaaliya dartood, ay muhiim tahay in la qabto doorashooyin ku dhisan heshiis, sida ugu...
Maxay kawada hadleen RW Rooble, Qoorqoor, Cali Guudlaawe iyo ganacsatada G.Banaadir?
Ra’iisul Wasaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo ay wehliyaan Madaxweyneyaasha Galmudug iyo Hirshabeelle ayaa la kulmay qaar ka mid ah ganacsatada gobolka...
Khasaaro Ka Dhashay Qarax Lagu Weeraray Xarunta Taliska Asluubta Ee Muqdisho
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax xoogan oo waaberigii hore ee saakay ka dhacay Ex Koontarool Afgooye ee Magaalada Muqdisho, kaasi oo jugtiisa...
Tobonaan carruur ah oo lagu dhaawacay weerar ka dhacay Shiinaha
Ugu yaraan 18 ruux ayaa lagu dhaawacay weerar tooreey loo adeegsaday oo ka dhacay iskuulka xanaanada ee magaalada Bayliyo ee Koofurta Shiinaha, dhaawaca inta...
Erdogan oo si carro leh ugu jawaabay Biden
Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa cambaareeyey kuna sheegay mid aan “sal lahayn” oo dhaawaceysa xiriirka labada dal, go’aanka uu madaxweynaha Mareykanka Joe Biden...
Xubnaha Golaha Deegaanka Degmada Waajid oo la dhaariyey
Munaasabadda lagu dhaarinayay Xildhibaannada Golaha deegaanka ayaa waxaa ka qeybgalay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha Mudane Maxamed Abuukar Cabdi, Wasiirka Amniga Mudane Isxaag Cali Subug,...
DFS oo ciidamo dheeraad ah ka soo dejisay Muqdisho
Dowladda Soomaaliya ayaa maanta mar kale garoonka Aadan Cadde ka soo dejisay ciidamo ka tirsan Booliiska sida gaarka u taba baran ee Haramcad, kuwaasi...


















