Dadkii ugu badnaa oo ka barakacay fatahaadaha Afgooye

0
Kumannaan qof oo ka barakacay fataahadda webiga Shabelle ee deegaannada hoostaga degmada Afgooye ayaa sheegaya in aan weli la gaarsiin gurmadka ay u baahanyihiin...

Maamulka G/Hiiraan oo ku baxay Shaqaaqo ka dhacday duleedka Beledweyne

0
Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay ku baxeen Shaqaaqo ka dhacday degaanka banaaney oo qiyaastii Beledweyne u jira 15km ,kadib markii...

Axmed Madoobe oo sheegay in la bilaabay xalinta Arrimaha Gobolka Gedo

0
Madaxweynaha Jubbaland  Axmed Maxamed Islaam ayaa soo gaba gabeeyay Safarkii uu ku joogay deegaannada Galmudug isagoo dib ugu laabtay Magaalada Kismaayo ee Caasimada KMG...

Wafdi ka socda Dowladda oo gaaray degmada Cabudwaaq

0
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Xildhibaan Jamal Maxamed Xasan ayaa waxaa ay gaareen degmada Cabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka...

DFS oo sheegtay in Xisbiyada Mucaaradka ka qeyb-gelinayaan Shirka Agooste ee Dhuusamareeb

0
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay in Shirkii Magaalada Dhuusamareeb dhinacyadii ka qeyb galay ee Madaxda Dowladda & Dowlad...

Gaas oo ka hadlay Shirkii Dhuusamareeb

0
Madaxweynihii hore ee maamulka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa soo dhaweeyay go’aamadii kasoo baxay Shirkii xalay lagu soo gabagabeeyay Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada...

Baaq deg deg ah oo loo diray dhinacyada ku shiray Dhuusamareeb

0
Waa warsaxaafadeed kasoo baxay xisbiga SAHAN ee uu hoggaamiyo Siyaasiga Cabdi Kariin Xuseen Guuleedayaa looga hadlay  warmurtiyeedkii kasoo baxay wajiga labaad ee shirkii Dhuusamareeb. Warsaxaafadeedka...

Madasha Xisbiyada oo War kasoo saaray Go’aanada Shirkii Dhuusamareeb

0
Madasha Xisbiyada Qaran oo ay hoggaamiyaan Madaxweynayaashii hore ee dalka ee Sheekh Shariif & Xasan Sheekh ayaa waxaa ay soo saareen War-Saxaafadeed ay kusoo...

DHagayso warka habeen ee radio markabley 23-7-2020

0
warka waxaa soo jeedinayo wariye yaxye c/risaaq soofe

Puntland oo sii daysay saraakiil horey loo xiray

0
Qarax miino oo ah nooca dhulka lagu aaso ayaa maanta waxaa uu ka dhacay inta u dhexeysa isgoysyada Sanca iyo Fagax gaar ahaan agagaarka...

XULASHADA