Masuul ka tirsan Galmudug oo xil ka qaadis lagu sameeyey.

1

Madaxwayne Kuxigeenka dowlad goboleedka Galmudug ayaa xilka ka xayuubiyay Wasiirkii arimaha guddaha Galmudug Cabdi Waayeel kaas oo lagu eedeeyay in uu colaad ka huriyay Degmada Balanballe isla markaana uu jabiyay amar ka soo baxey Madaxwayne madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor.

Hoos Ka Akhriso Warqada kasoo baxday Xafiiska MW Ku xigeenka Galmudug.