Lafta-gareen oo la kulmay ganacsatada Koofur Galbeed
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa kulan la qaatay xubno ka socday Rugta Ganacsatada Koonfur Galbeed.
Kulanka oo saacado socday...
Qaar ka mida haweenka ku jira labada aqal ee baarlamaanka oo ku baaqay in...
Kulan maanta Muqdisho ku yeesheen xildhibaanada haweenka ah ee ku jira labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya ayey ka soo saareen baaq ku aadan xoojinta...
Weerar Khasaaro Geystay Oo Ka Dhacay Xaafad Ka Tirsan Kismaayo
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar loo adeegsaday Bam gacmeed oo xalay ka dhacay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose, kaasi geystay...
Dowladda Oo Fariin La Xiriirta Doorashada U Xirtay Shacabka Soomaaliyeed
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Cismaan Abuukar Dubbe ayaa ka hadlay Go’aankii Xukuumadda ay ku dhawaaqday ee ahaa in la guda galayo hirgelinta doorashada...
Ciidamo U Socday Gurmad Oo Qarax Lala Eegtay Iyo Khasaaro Ka Dhashay
Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa Qarax xoogan oo duhurnimadii Maanta Gobolka Gedo ee koonfurta Soomaaliya lagula eegtay Taliye ka tirsan Ciidanka dowladda Federaalka...
Gaadiid badan oo ku xayiran Shabeelaha Hoose.
Gaadiid aad u fara badan oo nooca xamuulka ah iska markaana shixnado ganacsi u wado gobolada dalka ayaa haatan ku xayiran degmada Afgooye ee...
Midowga Musharixiinta oo qoraal la xiriira muranka doorashada u diray Beesha Caalamka
Xubnaha Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxaa ay qoraal la xiriira muranka ka taagan arrimaah doorashooyinka Soomaaliya waxaa ay u direen Xubnaha Beesha Caalamka...
Madaxweyne Lafta gareen oo gaaray Baydhabo
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa gaaray magaalada Baydhabo, kadib todobaadyo uu ku sugnaa Muqdisho.
Wafdiga Madaxweyne Cabdicasiis Lafta-gareen ayaa ...
DFS oo beenisay inay jiraan maleeshiyaad abaabulan oo doorashada ka soo horjeeda
Wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar (Al-cadaala) ayaa sheegay inay been abuur yihiin muuqaallo maalmahan lagu baahiyey baraha...
QM oo ka digtay Ayax hor leh oo kusoo wajahan Bariga Afrika
Ha’yadda cuntada ee Qaramada Midoobey ee FAO ayaa ka digtay ayax hor leh oo ku fidayo koonfurta Itoobiya iyo waqooyiga Kenya.
Ha’yadda waxay sheegtay in...


















