Shiikh Shariif oo ka hadlay tabashooyin ka jira dhismaha HirShabelle
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo maanta gaaray magaalada Jowhar ayaa waxaa uu ka war bixiyay u jeedka safarka uu Maanta...
Baarlamaanka HirShabeelle oo doortay guddoomiye cusub iyo ku xigeenkiisa
Waxaa goordhow soo idlaatay doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka 2aad ee dowlad gobolleedka Hirshabeelle iyadoo Cabdixakiin Luqmaan Xaaji Maxamed loo doortay in uu noqdo guddoomiyaha Baarlamaanka.
Guddoomiyaha...
Galmudug oo heshiis lagu dhisayo dekedda Hoboyo la saxiixatay 3-shirkadood
Dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta heshiis taariikhiya oo lagu dhisayo dekedda Hobyo la saxiixatay Shirkadda Oriental oo ah Isbahaysi ka kooban Seddex Shirkad oo...
M/weynaha dalka Ivory Coast oo mar kale ku guuleystay doorashadii ka dhacday dalkaas
-Guddiga doorashadda dalka Ivory Coast ayaa ku dhawaaqay in m/weynaha dalka dalkaas Al-Assan Wattaara uu ku guulaystay doorashadii dalkaasi ka dhacday ayadoo ay mucaaradku...
Ganacsatada Kenya oo ku baaqay in loo furo xadka ay wadaagaan Soomaaliya
Ganacsatada kalluunka qalalan ee gobolka Lamu ee dalka Kenya, ayaa codsaday in dib loo furo xadka Lamu iyo Soomaaliya si ay awood ugu helaan...
Gabar Soomaaliyeed oo xaflad dhalasho ah Gaalkacyo ugu dhigtay Jilaa Ajanebi ah
-Miski Saciid Cabdi oo ka mid ah gabdhaha Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa xaflad dhalasho ah u dhigtay jilaaga...
Askari qof shacab ah ku dilay Buurhakaba oo isna maanta la toogtay
-Wararka naga soo gaaraya magaalada Buurhakaba ee gobolka Bay waxay sheegayaan in askari ka titsanaa ciidanka xoogga dalka oo qof shacab ah dilay, isna...
Xog: Afar arrin oo keenay is-casilaadii madaxweyne Waare
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka HirShabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa xalay sheegay inuu iska casilay xilkaas, isaga oo saluugay habka loo maareynayo doorashada maamulka cusub ee...
Madaxweyne Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga ka gudoomay danjireyaasha seddax dal
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga galabta ka guddoomay danjireyaasha cusub ee dalalka Denmark, Ireland, Poland ee Soomaaliya.
“Danjiraha Denmark Ole Thonke oo...