Khasaaraha ka dhashay dagaal ka dhacay Itoobiya
Ugu yaraan 50 ruux oo labada dhinac ah, ayaa la xaqiijiyay in ay ku geeriyoodeen dagaal culus, oo shalay dhexmaray Ciidamada Dowlad Degaanka Soomaalida...
R/Wasaare Rooble” wadahadal ayaan la fureynaa qofkasto oo cabasho ka qaba doorashooyinka”.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta shir muhiim ah la qaatay wakiiladda iyo safiiradda Dalalka Caalamka u jooga Soomaaliya kaa...
Duqa Muqdisho oo ka hadlay shaqaaqadii ka dhacday waqooyiga Muqdisho
Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banadiraayaa si kulul uga hadlay dagaalkii maalmo ka hor ka dhacday degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir,waxaa uuna...
Ammaanka Garoowe oo la adkeeyay iyo wafuud halkaasi ku qulqulaysa
Magaalada Garoowe ayaa waxaa ku qul qulaya wafuud kala duwan oo kala socda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo xubnaha musharixiinta mucaaradka ah.
Ammaanka magaalada Garoowe ayaa...
Xildhibaannada golaha shacabka ah oo kulan ku leh Muqdisho
Xildhibaannada Golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ee haatan waqtigooda uu dhamaaday ayaa maanta kulan ku leh Magaalada Muqdisho.
Ajandaha kulanka ah ayaa maanta ah Akh...
Wasiirka ganacsiga iyo warshadaha XFS oo daah furay dhaqan galka Sharciga Shirkadaha Soomaaliya.
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha xukumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xildhibbaan Khaliif Cabdi Cumar, ayaa maanta si rasmi ah u saxiixay Xeer-nidaamiyaha sharciga shirkadaha Soomaaliya ee...
Israsaaseyn Khasaaro Geysatay Oo Ka Dhacday Magaalada Muqdisho
Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa Israsaaseyn daqiiqado kahor kooban socotay oo ka dhacday Isgoyska Ex-koontarool Afgooye ee Magaalada Muqdisho, taasi oo dhexmartay Ciidamo...
Erdogan oo shaaciyay sababta uusan xiriir ula yeelan karin Israel
Madaxweynaha Turkey Recep Tayyib Erdogan ayaa sheegay in Turkigu uu jeclaan lahaa in uu xiriir wanaagsan la yeesho Israel, laakiin wuxuu dhaliilay siyaasadda Israel...
Golaha Wasiirada Hir-Shabeelle oo ansixiyay Miisaaniyad sanadeedka 2021
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta shir gudoomiyay shirka Golaha Wasiirada Hirshabeelle oo lagu qabtay Magaalada jowhar.
Madaxweynaha ayaa Shirka Golaha Wasiirada...
Galmudug Oo Ka Hadashay Howlgalo Ballaaran Oo Weli Ka Socda Gaalkacyo
Wasiirka Wasaaradda amniga Maamulka Galmudug Axmed Macalin Fiq ayaa ka hadlay howlgaladii ugu dambeeyay ee Ciidanka Maamulkaas ka saameeyeen gudaha Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta...