RW Rooble oo ku wajahan magaalada Kismaayo

0
Warar ay heshay idaacadda ayaa sheegaya in Maxamed xuseen rooble Ra’iisulwasaaraha xukuumadda Soomaaliya  maalmaha soo aaddan inuu gaaro magaalada Kismaayo ee gobolka jubbada hoose. Wararka...

DF oo ku dhawaaqday xiliga dib loo furaayo wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye

0
Saacado kadib markii Idaacadda ay kulmiye baahisay warbixin si qarsoodi ah loo duubay oo ka hadleysa dhibaatada ay la kulmayaan dadka ku nool iyo...

Cabdiraxmaan C/Shakuur oo si kulul uga hadlay dhalinyarada Soomaaliyeed ee laga qeyb galiyey dagaalkii...

0
Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir ahna musharax madaxweyne C/raxmaan C/shakuur Warsame oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu uga hadlay warbixintii Qaramada Midoobay...

Puntland oo digniin u dirtay Soomaaliland

0
Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee dowlad goboleedka Puntland ayaa joojisay in Gobollada Sanaag iyo Haylaan la keeno imataxaanka Maamulka Soomaliand. War qoraal ah oo...

Beesha Caalamka oo war kasoo saartay doorashadii ka dhacday Soomaaliland.

0
Beesha caalamka ayaa soo dhaweeyay doorashadii 31-kii May ka dhacday Soomaaliland, iyagoo sheegay in ay ka dhabeeyeen ballaan-qaadkii doorashooyinka, geeddi socodka ka qeybgalka siyaasadda...

Qaar ka mid ah dadkii ku soo dhaawacmay duqeynta Kenya ay ka fuliyeen Gedo...

0
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa la keenay qaar ka mid ah dadkii ku soo dhaawacmay duqeyn ay ciidamada Kenya ka fuliyeen deegaano ka tirsan gobolka...

Ciidamada Xoogga oo howlgal ka sameeyey G/Hoose

0
Ciidamada xoogga dalka ayaa howlgalo waxa ay ka sameeyeen gobolka Sh/Hoose kuwaas oo qeyb ka ahaa howlgalada ay sameeyaan ciidamada dowladda Soomaaliya. Ururka 4 aad...

Madaxweyne Axmed Madoobe Oo Magacaabay Guddoomiye Cusub

0
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa Maanta oo Isniin ah Guddoomiye cusub u magacaabay Gudigga qoxootiga iyo Barakacayaasha. Wareegto uu soo...

Ciidamo Ka Tirsan AMISOM Oo Lala Eegtay Weerar Khasaaro Dhaliyey

0
Kolonyo ay la socdeen Ciidamo ka tirsan Midowga Afrika ee AMISOM gaar ahaan kuwa Uganda ayaa waxaa saacadihii lasoo dhaafay lagu weeraray deegaan ka...

Dowladda Somalia Iyo Imaaraadka Oo Kala Saxiixday Heshiis Is-Afgarad Ah

0
Waaxda Sirdoonka Maaliyadda ee Imaaraadka ee loo soo gaabiyo (UAE FIU) ayaa waxaa ay heshiis Is-faham (MoUs) kala saxixideen Xarunta Warbixinta Maaliyadda ee Somalia...

XULASHADA