Hoos ka dhageyso Q.8aad Barnaamijka Barashada Nafaqada wanaagsan iyo Bad qeybka Cuntada.

14

Barashada Nafaqada wanaagsan iyo Bad qeybka Cuntada oo ay idiin soo saartey Hay’ada Cuntada iyo Beeraha ee FAO oo Taageero ka helaysa Midowga Yurub,Safaarada Jarmalka,Banka Aduunka ,Wadamo iyo Hay’ado kale.

Waa Maalinimo Isniin ah Taariikhdu na ay ku be egan tahay 5/07/2021, saacaduna waa 2,30 PM Barrnaamijkani oo ah kii 8aad ee la xariira Barashada Nafaqada wanaagsan iyo Bad qeybka Cuntada ,Waxaana soo jeedinaya Abuubakar Maxamed.

Soo gudbinta Barnaamijkan Waxaa Iska kaashadey Hay,adda Qaramada Midoobey u Qaabilsan Cunnada iyo Beeraha ee FAO iyo Idaacadeena.