Diyaar garow ku aadan maalmaha xorriyada oo laga dareemayo dalka

0
Xuska toddobaadka maalmaha xoriyadda ayaa si weyn looga dareemayaa guud ahaan dalka Guddiga qaban-qaabada Xuska Todobaadka maalmaha xoriyadda ee uu magacaabay Ra’iisul wasaaraha xukuumadda...

Wafdi Ka Socda Heya’adda Caafimaadka Aduunka Oo Gaaray Galmudug

0
Mas’uuliyiintan oo ka socota Hey’adda Caafimaadka Aduunka ee WHO, uu na hoggaaminayo Dr. Jamaal oo ah madaxa maleria-da hey’addaasi ayaa maanta soo gaarey Magaalada...

Ciidamada booliska Kenya oo baadi-goob ugu jira rag la af-duubtay.

0
Booliska kenya ayaa ka baadi goobaya Koonfurta Magaalada Mandera laba rag oo iyagu ka shaqeenayay dhismo laami ah kuwaa oo la rumaysan yahay inay...

Xisbiyada mucaaradka Itoobiya oo sheegay iney jiraan wax isdaba marin

0
Guddiga doorashada ee Itoobiya, ayaa muujiyey walaaca ay ka qabaan cabashooyinka la xiriira in wax is daba marin ay ka dhaceen goobihii codka laga...

Madaxweynaha Iran oo si kulul uga hadlay arrimaha Nukliyeerka

0
Madaxweynaha la doortay ee Iiraan, Ebrahim Raisi ayaa sheegay in heshiiska nukliyeerka ee 2015 uusan xaddidi doonin siyaasadda arrimaha dibadda ee Iiraan. Shir jaraa’id...

Ciidamada AMISOM oo baneeyay saldhig ku yaala Sh.Hoose

0
Dagaalameyaal ka tirsan Al-Shabaab ayaa la wareegay deegaanka Marin Gubaaye ee gobolka Shabeellada Hoose, halkaasi oo ay hore ugu sugnaayeen ciidamo ka tirsan AMISOM. Dhanaca...

Kenya oo sheegtay in ay ka hortagayso weerarada ka dhaca Mandhera

0
Masuuliyiin sare oo ka socday dowlada Kenya oo ay wehliyaan hogaamiyaasha magaalada Mandheera ayaa wacad ku maray inay sare u qaadayaan xiriirka ay la...

Qaxooti ka soo cararay oo colaada ka taagan Yemen oo gaaray Boosaaso

0
Waxaa Magaalada Boosaaso, gaaray Qaxooti Yemeniyiin ah, oo ay weheliyaan dad Soomaaliyeed oo dalka dib ugu soo laabtay, kuwaas oo ka soo cararay colaadda...

Doorasho ka bilaabatay dalka Itoobiya ayadoo amaankana aad loo adkeeyay.

0
Dadka wadanka Itoobiya ayaa maanta u dareeray goobaha codbixinta ayagoo soo dooranaya r/wasaare iyo baarlamaan dalkaasi uu yeesho. R/wasaare Abii Axmed oo musharaxiinta ka mid ah ayaa...

Wasiirka arrimaha dibadda Israel oo booqanaya Imaaraadka Carabta

0
Wasiirka arrimaha dibadda ee Israel Yair Lapid ayaa booqan doona dalka Isu-tagga Imaaraatka Carabta, waana booqashadii ugu horreysay ee rasmi ah islamarkaana heer wasiir...

XULASHADA