Wasiirka Xanaanada Xoolaha Soomaaliya oo diyaarado waday deeq raashin ah gaarsiiyay Degmada Diinsoor
Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen iyo wafdi uu hogaaminayey ayaa safar kooban oo u...
Labo diyaaradood oo siday gaar gaar oo ka degay Xudur
Ururka horumarinta ee UBAX oo ah urur samafal oo ka dhisan deegaanadda koonfur galbeed ayaa deeq rashiin oo isugu jirta Masago, Bur, Bariis, Baasto,...
Musharax Daahir Geelle”Shirka Dhuusamareeb waa in lagu gaaro heshiis siyaasadeed oo kama danbays ah...
Musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud Geelle ayaa ka hadlay Madaxweynaha Muddo xileedkisa uu sii dhamaanayo ee Soomaaliya iyo sidoo kale shirka ka soconaya Magaalada Dhuusamareeb...
Shirka Dhuusamareeb oo weji kale yeeshay
Wararka ay KNN ka heshay Shirka Dhuusamareeb ayaa muujinaya in waji cusub uu galay keddib markii Dowlad Goboleedyada Puntland iyo Jubaland ay ka noqdeen...
Xilliga uu furmayo kulanka Golaha Shacabka oo la shaaciyay
Guddoonka baarlamaanka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa shaaciyay in beri oo Sabti ah 06 February, uu jiro Kulan Gaar ah oo Madaxweynaha JFS soo codsaday.
Ajandaha ayaa...
Beesha Caalamka Oo Mar Kale Baaq U Dirtay Madaxda Ku Shiraya Dhuusamareeb
Beesha Caalamka ayaa war kasoo saartay shirka Madaxda Dowladda iyo Dowladaha xubnaha ka ah uga socda Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Maamulka Galmudug.
Qoraalka ayaa lagu...
CaalamkaWararka Soomaaliya oo ka qeyb-gashay Kulan Heer Wasiir ee dalalka Carabta
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa maanta Aaladda fogaan arraga uga qeyb galay shirka sanadlaha ah ee uu soo...
Militariga Myanmar oo mamnuucay adeegsiga aalada Facebook.
Militariga xukuma dalka Myanmar ayaa mamnuucay adeegsiga aalada Facebook kadib maalmo markii ay afganbi milatari kula wareegeen dalkaasi.
Masuuliyiinta ayaa sheegaya in adeegsida baraha bulshada...
Dowladda oo Maxkamad Ciidan ka hirgelineysa dowlad Goboleedyada
Wasiiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa kormeeray Xarumaha iyo Xafiisyada ay ku shaqeeyaan Laamaha Garsoorka Dalka, isagoo Kulan la qaatay...
Wasiirka Beeraha Soomaaliya oo ku dhawaaqay xaalad deg deg ah oo ku saabsan Ayax...
Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday xaalad deg deg ah oo ku saabsan Ayaxa lama-degaanka ee ku dagay Koonfurta Soomaaliya...

















