Madaxweynaha Hirshabeelle Oo Booqday Degaan Uu Ku Fatahay Webiga

0
Madaxweynaha dowlad Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa maanta socdaal kormeer ku tagay Tuulada Baareey oo dhowaan uu ku fatahay Webiga Shabeelle. Madaxweynaha oo kormeerkiisa...

QM: “166,000 oo ruux ayay sameeyeen roobababkii mahiigaanka”

0
Roobabkii mahiigaanka ahaa ee dhowaan ka da’ay guud ahaan Soomaaliya ayaa saameeyay ku dhowaad 166,000 oo qof, sida ay sheegtay hay’adda gargaarka ee Qaramada...

Erdogan: “Biden gacmaha ayuu dhiig ku sitaa”

0
Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa Isniintii sheegay in madaxweynaha Mareykanka Joe Biden uu “gacmaha dhiig ku sito” sababo la xiriira taageeradiisa dagaalka Israel...

Puntland oo amar ku bixisay in la baaro gaari kasto oo ay leeyihiin ciidanka

0
Taliyaha Qaybta Booliiska Gobolka Bari G/sare Xuseen Cali Maxamuud (Daan), ayaa amar ku bixiyay in baaritaan lagu sameeyo gaari kasta oo ciidan leeyahay, haddii...

Dowladda oo wefdi dirtay beelihii ku dagaalamay Koofurta Beledwayne

0
Wararka ka imaanaya dulleedka koofureed ee magaalada Beledwayne ayaa sheegaya in halkaasi maanta gaareen wefdi ka socda dowladda federaalka iyo Hirshabeelle, si ay u...

Al-Shabaab oo weerar dhabba-gal ah ku qaaday Ciidamo ka tirsan DF

0
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar dhabba-gal ah oo dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab ku qaadeen askar ka tirsan ciidamada dowladda, xilli ay ku...

RW Rooble oo guddi u saaray baaritaanka dilkii qarsoodi ah oo loo geystay askari...

0
Gudi Wasiiro iyo Saraakiil Amni isugu jiray oo uu Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble u magacaabay baarista dil qarsoodi ah oo si fool xun...

Madaxweynaha Galmudug oo guddoomiyay shir looga hadlay amniga

0
Madaxweynaha Dowlad-gobolleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta guddoomiyay shir looga hadlay amniga guud ee deegaanada maamulkaasi iyo howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab. Shirkaan...

RW Rooble oo Beesha caalamka kala hadlay diyaar garowga shirka 20-ka May

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda xil-gaarsiinta, Maxamed Xuseen Rooble ayaa shir gaar ah xafiiskiisa kula yeeshay wakiillada beesha caalamka ee taageerada siiya Soomaaliya. Kulanka ayaa waxaa looga...

DFS oo ka tacsiyeysay geerida ku timid weriye Axmed Xuseen Caddow

0
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta XFS Cusmaan Abukar Dubbe ayaa ka tacsiyeey geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Alle ha u naxariistee Wariye Axmed Xuseen Caddow. Marxuumka...

XULASHADA