Puntland oo sheegtay in gacanta lagu dhigay dhalinyaro habeenkii dhac ka geysta Boosaaso.
Xilliyada habeenkii ah ayaa waxaa magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ka dhaca in dhalinyaro hubeysan ay dhac u geystaan dadka shacabka ah.
Taliyaha Qeybta...
UNHCR oo lagu eedeeyay in ay dhibaato ku hayso soomaalida ku nool Liibiya.
Sida laga soo xigtay hay;ada u dooda qaxootiga ee ku sugan dalka Liibiya ayaa sheegay in hay’ada qaramada Midoobey ee u qaabilsan qaxootiga ee...
Al-Shabaab oo xalay weerar ku qaaday deegaanka Ceeldheere.
Dagaalameyaal ka tirsan Al-Shabaab ayaa xalay weerar ku qaaday deegaanka Ceeldheere ee gobolka Galgaduud.
Goobjoogayaal ayaa markabley u sheegay in dagaalka uu mudo saacado ah...
Gen Odawaa oo booqday saldhigyada ciidamada xoogga ee ku yaala shabeellada hoose
Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa booqday furimaha hore ee dalka iyo saldhigyada Ciidanka Xoogga Dalka ay ku leeyihiin Gobolka Shabeellada...
Deni oo guddoomiyay shirka golaha wasiirada Puntland.
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa shir-guddoomiyay shirka golaha wasiirada ee todobaadlaha ah.
Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay madaxweyne ku-xigeenka Puntland...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo u digay Mas’uuliyinta Hay’adaha garsoorka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedrraalka ah ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa uga digay mas’uuliyiinta Hay’adaha garsoorka dalka in ay u cadaalad fali waayaan Shacabka...
Sacuudiga oo uga digay Muwaadiniintiisa inay u socdaalaan dalal ay kujirto Somalia
Dowladda sacuudi Carabiya ayaa waxaa ay muwaadiniinteeda iyo dadka kale eek u nool dalkaasi waxaa ay uga digtay inay u safraan 12 dal oo...
Maamulka Gobolka Banaadir oo soo saaray digniin ku socota Shacabka Muqdisho
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Shacabka Magaalada Muqdisho uga digay inay ku dhex Ganacsadaan wadada Kacaanka ee loo yaqaano Cir-toogtaha, taas oo ku taalla Suuqa...
Guddoomiyihii Gobolka Gedo ee oo xilkii laga qaaday & mid Cusub oo la Magacaabay
Wareegto ka soo baxday, Xafiiska Wasiir ku xigeenka Arrimaha Gudaha Jubaland, balse la shaqeeya dowladda Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen ayaa waxaa xolka looga qaaday...
Ciidamada Daraawiishta Galmudug oo maanta gadood ka sameeyay Gelinsoor
Ciidamada Daraawiishta Galmudug oo markale gadooday ayaa isbaaro dhigtay Degmada Galinsoor ee Gobolka Galgaduud halkaa oo ay maanta ku qaadayaan lacago ay kusoo rogeen...