Maxaa looga hadlay kulankii ka dhacay hoyga Xasan Sheekh ee Muqdisho?

0
-Waxaa maanta Muqdisho kulan ku sheegay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud, madaxweynaha Punland Saciid Deni, Shariif Xassan Sheekh Aadan, Cabdirahman Cabdishakur iyo...

Madaxweyne Farmaajo oo daah-furay Manhajka dugsiyada sare ee dalka

0
Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta  daah-furay Manhajka waddaniga ah ee dugsiyada sare ee dalka. Madaxweynaha ayaa manhajkan ku daahfuray dugsiga Maxamuud...

Villa Somalia oo shaacisay goorta uu furmayo shirka Farmaajo, Saciid Deni iyo Axmed Madoobe

0
Iyadoo madaxweynayaasha Jubbaland iyo Puntland ay shalay soo gaareen magaalada Muqdisho ayaa madaxtooyada Soomaaliya waxa ay shaacisay goorta uu furmayo shirka madaxweyne Farmaajo iyo...

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo kulan la qaatay Safiirka UK

0
Madaxweyne ku xigeenka maamul goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid ataa magaalada Muqdisho waxa uu kula kulmay, safiirk dalka Ingiriiska ee Soomaaliya Ben Fender. Madaxweyne ku...

Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo gaaray degmada Balcad

0
-Wafdi uu hogaaminayo sii hayah wasiirka waxbarashada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa saakay ka amba baxay magaalada Muqdisho iyagoo gaaray magaalada Balcad ee Gobolka Shabeellaha...

Jubbaland oo faahfaahisay kulanka Axmed Madoobe iyo Safiirka Mareykanka

0
Madaxweynahaa Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa kula la qaatay Safiirka Dowlada Maraykanka u fadhiya Soomaaliya danjire Donald Yamamoto. Kulankan oo Madaxweynaha uu ku...

Wasiir Beyle oo kulan muhiim ah la qaatay xubno ka tirsan ururka Jaamacadda Carabta

0
-Kusimaha wasiirka wasaaradda Maaliyadda ee dawlada Somalia Cabdirxmaan Ducaale Beyle, ayaa maanta waxa uu kulan la qaatay, xubno ka tirsan ururka Jaamacadda Carabta. Kulanka masuuliyiintan...

Madaxweyneyaasha Puntland iyo Jubbaland oo la kulmay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

0
Madaxweyneyaasha Puntland iyo Jubbland, Siciid Cabdullaahi Deni iyo Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe, ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula qaatay safiirka Mareykanka u fadhiya...

Madaxda Jubbaland iyo Puntland oo Muqdisho soo gaaray

0
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam iyo Wafdi uu hoggaaminaayo ayaa goordhow soo gaaray Muqdisho. Garoonka diyaaradaha ee Muqdisho ayaa waxaa kusoo dhaweeyay Gudoomiyaha gobolka...

War Saxaafadeedka Shirweynahii Maamulada Gobolka Gedo ee lagu soo gunaanadey Baladxaawo

0
Waxaa Maanta Degmada Baladxaawo ee Gobolka Gedo lagu soo gaba gabeeyey Shirweyne Muddo Seddex maal mood degmadaasi uga soconayey Mas,uuliyiinta Maamulada degmooyinka iyo kuwa...

XULASHADA