Madaxweyne Deni oo cafis u fidiyey Weriye Kilwe Aadan
-Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa soo saaray wareegto uu cafis ugu fidiyey Weriye Kilwe Aadan oo muddo saddex bilood ka badan ku xirnaa...
Wasiir Dubbe oo sheegay in shirka Xalane oo doorashada uu furmay
Wasiirka Warfaafinta Dowlada Federalka Cismaan Abuukar Dubbe oo shir jaraa’id galabta qabtay ayaa sheegay in shirka uu furmay, isla markaana ay dowlada ugu baaqeyso...
Jubbaland iyo Qaramada Midoobay oo ka wada hadlay Xaaladda Abaaraha
Wefdi ka socda Qaramada Midoobay oo maanta gaarey magaalada Kismaayo ayaa kulamo looga hadlay xaaladda Jubbaland la qaatay mas’uuliyiinta maamulkaasi.
Wefdiga oo hoggaaminayay ku-xigeenka Ergayga...
Soomaaliya iyo Bangiga Adduunka oo saxiixday heshiis Ganacsi
Wasiirka maaliyadda Soomaaliya, Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in ay xukumadda heshiis la saxiixday hey’adda maalgashiga iyo ganacsiga ee IFC oo xubin ka ah...
Shir wada-tashi ah oo Galmudug iyo Itoobiya uga furmay Wardheer
Shir u dhaxeeya wefdi uu hoggaaminayo wasiirka Amniga Galmudug Axmed Macalim oo ay kamid yihiin wafdi wasiirro iyo hoggaanka Nabad-gelyada dowlad-deegaanka Soomaalida ayaa maanta...
Shiinaha iyo Mareykanka oo wadahadalo yeeshay
Saraakiisha Mareykanka iyo Shiinaha ayaa hadalo kulul isku waydaarsaday wadahadaladii ugu heerka sareeyay ee u dhaxeeya maamulka Biden iyo Shiinaha kuwaasi ka socda Alaska.
Saraakiisha...
DFS oo ciidamo horleh geysay gobolka Gedo
Dowladda Soomaaliya ayaa maanta degmada Doolow ee gobolka Gedo ka dejisay ciidamo hor leh oo ka tirsan Militeriga, gaar ahaan guutada Gorgor.
Ciidamadan iyo gadiidkooda...
Kenya oo shaacisay sababta aysan uga qeyb-galin dacwadda badda
Dowladda Kenya ayaa ka hadashay dhageysigii dacwadda ee todobaadkan ka socotay maxkamadda caalamiga ah ee ICJ, iyadoona shaaca ka qaaday sababaha aysan uga qeyb...
Wasaarada caafimaadka oo shaacisay in dalka laga helay kiisas cusub oo covid 19
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 325 xaalado cusub oo COVID-19 ah 48-kii saac...
DFS oo ciidamo horleh geysay gobolka Gedo
Dowladda Soomaaliya ayaa maanta degmada Doolow ee gobolka Gedo ka dejisay ciidamo hor leh oo ka tirsan Militeriga, gaar ahaan guutada Gorgor.
Ciidamadan iyo gadiidkooda...








