Guddoomiyihii hore G.Gedo oo garoonka Aadan Cadde ‘laga celiyay’

0
Guddoomiyahii hore ee gobolka Gedo, Cusmaan Nuur Xaaji ayaa sheegay in hay’adda nabad sugida ka hor-istaagtay in uu ka dhoofo garoonka Aadan Cadde ee...

Uhuru Kenyatta Oo Jeediyay Hadal Lagu Tilmaamay Inuu Ka Dhan Yahay Soomaaliya

0
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa carabka ku adkeeyay sida ay dalkiisa uga go’an tahay in xuduudihiisa uu uga difaaco shisheeye kasta oo soo...

Madaxweynaha Galmudug Oo Gaaray Degaan Al-Shabaab Lagala Wareegay

0
Madaxwaynaha maamul goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye “QoorQoor” ayaa goordhow gaaray degaanka Qaycad oo ka mid ah furimaha hore ee ay saakay Ciidamada Galmudug...

Kooxda Taliban oo lawareegtay magaalooyin hor leh oo kamid ah dalka Afghanistan.

0
Kooxda Taliban ayaa lasoo warinayaa in ay lawareegtay magaalooyin iyo degmooyin hor leh oo kamid ah dalka Afghnaistan, waqti lagu wado in dalkaasi ay...

Madaxweyneyaashii hore oo gaaray Degmada Cadale

0
Madaxweynayaashii hore ee dalka soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa safar dhulka ugu ambabaxay magaalada Muqdisho iyagoo gaaray degmada Cadale...

R/wasaare Rooble oo la kulmay Cabdi Xaashi iyo Mahdi Guuleed

0
R/Wasaaraha Xuukumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan ku qabsoomay jawi wanaagsan oo ku saabsan arrimaha doorashada kuraasta Gobollada Woqooyi xafiiskiisa kula yeeshay Gudoomiyaha...

Natiijada Imtixaanka dugsiga sare oo la shaaciyay.

0
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta shaacisay natiijad Imtixaankii shahaadiga ee Fasalka 12-aad Dugsiga Sare, kaas oo ay Aradayda...

Deni oo kulan la qaatay guddoonka baarlamaanka Puntland.

0
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada kulan kula qaatay Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, Guddoomiye Ku-xigeenka...

DEG DEG:-Dagaal culus oo goordhow ka bilowday Mudug.

0
Dagaal culus oo dhexeeya ciidamada xoogga oo kaashaanaya daraawiishta Galmudug iyo dagaalameyaasha Al-shabaab ayaa hada waxaa uu ka socdaa gudaha deegaanka Camaara ee gobolka...

Suldaan Gurey Xaaji Faarax oo Rajo wanaagsan ka muujiyey Doorashada iyo Baaq uu u...

0
Suldaan Gurey Xaaji Faarax oo ah Gudoomiyaha Is bedel doonka ee Waqooyiga Ameerika ee Jubaland ayaa wareysi uu siiyey Warbaahinta markabley, waxaa uu...

XULASHADA