Dad badan oo lagu laayay dalka Myanmar

0
In ka badan 80 qof ayaa lagu dilay dalka Mnanmar kadib markii laamaha amniga ay sameeyeen howlgal ka dhan ah dad dibadbaxyo ka dhigayay...

Boqorka Urdun Iyo Walaalkiis Oo Meel Lagu Wada Arkay, Kadib Khilaafkii

0
Boqorka dalka Jordan Cabdullah iyo dhaxal sugihii hore ee dalkaas oo sidoo kale walaalkiis ah Amiir Xamza ayaa meel lagu wada arkay markii ugu...

DFS oo shiinaha kala wareegtay wejiga labaad ee talaalka Covid 19

0
Diyaarad sida 200.000 oo Talaalka Covid-19 nuuca Sinopharm Vaccine oo ay dowladda China ugu deeqday Soomaaliya ayaa goordhaw soo gaartay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde...

Somaliland Oo Xukun Ku Riday Sarkaal Xiriir Wicitaan La Sameeyay Qof Jooga Muqdisho

0
Maxkamadda Ciidamada Millatariga Somaliland ayaa Maanta oo Axad ah waxaa la horgeeyay Sarkaal ka tirsan Ciidanka Milatariga Somaliland, kaasi oo lagu magacaabo Korneyl Jaamac...

DFS oo maanta lagu wareejiyay maxaabiis ku xirnaa Garoowe.

0
Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac Wasiirka Caddaadda Xukuumadda Soomaaliya oo la hadlay Warbaahinta dowladda ayaa waxaa uu  sheegay in Maxaabiis loo haysto Burcad badeednimo lagu wareejiyey...

DFS iyo hay”addaha samafalka oo walaac ka muujiyay abaaraha ka jira dalka

0
Waddanka intiisa badan wuxuu wajahayaa biyo yari aad u daran, iyadoo in ka badan 50 degmo oo ay ka jirto  xaaladdo abaareed oo aad...

R/wasaare Rooble oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah golaha wasiirada

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Mohamed Hussein Roble ayaa isku shaandheyn kooban ku sameeyey qaar kamid ah golaha wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya. Wasiiradda...

Askari ka tirsanaa ciidanka Jubbaland oo lagu dilay qarax gaarigiisa loogu xiray

0
Askari ka tirsanaa ciidamada ammaanka maamul Jubaland ayaa maanta ku geeriyooday qarax loogu xiray gaarigiisa, kaas oo ka dhacay bartamaha magaalada Kismaayo ee gobolka...

Natiijada kiiska dilkii C/Xakiin Dhegajuun oo lagu wareejiyey Xeer Ilaalinta Guud

0
Guddigii ay xukuumadda Soomaaliya u xil saartay baaritaanka dilkii guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir Cabdixakiin Dhegajuun oo maanta galka baarista kiiskaas ku wareejiyey...

XULASHADA