Guddoomiye Cabdi Xaashi Iyo Sheekh Shariif Oo Kulan Xasaasi Ah Yeeshay

0
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabd Xaashi Cabdullaahi ayaa Maanta kulan la qaatay Madaxweynihii hore ee dalka Sheekh Shariif Sh Axmed ahna...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Oo Ka Degay Garoonka Dhuusamareeb

0
Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug ayaa Goordhow waxaa gaaray Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Finish iyo wafdi uu hoggaaminayaay,...

Mid ka mid ah saraakiisha ciidamadii Mukhtaar Roobow oo la dilay

0
Warar aan ka heleyno magaalada Baydhaba ee gobolka Bay ayaa sheegaya in dagaalamayaasha Al-Shabaab ay xalay weerar ku qaadeen guriga mid kamid ah saraakiisha...

Maxaa ka soo kordhay isku dhaca dhexmaray ciidamada Kenya iyo Soomaaliya?.

0
Isbitaal ku yaala Magaalada Mandera ee dhacda Xadka Somalia iyo Kenya ayaa lasoo sheegaya in lagu daweenayo Laba sarkaal oo Kenya ah oo kamid...

DFS oo sheegtay in howlgal ka dhacay Dhuusamareeb ay ku dishay xubno ka tirsan...

0
Saraakiisha Ciidamada xoogga gaar ahaan Qeybta 21-aad ee gobolada Dhexe ayaa sheegay in ay dileen xubno ka tirsanaa Al-Shabaab, kadib howlgal ay ka sameeyeen...

Axmed Madoobe oo gaaray Dhuusamareeb

0
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axned Madoobe iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow gaaray magaalada Dhuusamarreeb ee gobolka Galgaduud. Shirka Dhuusamareeb, oo la filayo...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo gaarey Dhuusamareeb

0
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa galabta gaarey magaalada Dhuusamareeb ee caasimada dowlad goboleedka Galmudug, halkaasi oo uu dhowaan ka furmi doono shir...

Madaxweyne Farmaajo oo gaarey Dhuusamareeb

0
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayay ayaa goordhow gaaray magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud. Wefdiga Madaxweynaha waxaa garoonka...

Madaxweynaha Hirshabeelle Oo Ka Degay Magaalada Dhuusamareeb

0
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa Goordhow gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug, iyadoo halkaas lagu soo...

HOOS KA DHAGEYSO BARASHADA NAFAQADA WANAAGSAN QEYBTA 7AAD

0
Kulanti wanaagsan Dhageystayaal ku soo Dhowaada Barnaamijka oo aan ku eegi doono Barashada Nafaqada Wanaagsan iyo Bad Qabka Cuntada oo ay idiin soo saartey...

XULASHADA