Ciidamada Mareykanka oo 20 sano kadib banneeyay saldhig muhim
Ciidamada Mareykanka ayaa 20 sano kadib waxaa ay Saaka oo Jimca ah ay isaga baxay saldhigga Bagram ee Afghanistan.
Askarta Mareykanka ee ka baxay saldhigaasi...
Qarax is-miidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho
Qarax xooggan oo is-miidaamin ah ayaa goordhow ka dhacay goob makhaayad ah oo u dhow isgoyska Jubba ee magaalada Muqdisho.
Makhaayadda ayaa ku taalla inta...
Baarlamaanka Carabta oo markale war ka soo saaray doorashooyinka Soomaaliya
Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta mudane Caadil bin Cabdiraxmaan Al-Casuumi ayaa soo dhaweeyay go’aankii ay soo saareen Golaha Wadatashiga Qaranka ee ku saabsanaa jadwalka doorashooyinka.
Guddoomiyaha ayaa...
Mareykanka: “Ciidamo Soomaali ah ayaa ayaa gudaha galay Itoobiya”
Mareykanka ayaa sheegay in askar ka tirsan ciidanka Soomaaliya ay u dirtay Eritrea ay gudaha u galeen Itoobiya, taas oo ay horay u beenisay...
Q.M, Masar, Sacuudiga, Imaaraadka oo ka wadahadlay doorashooyinka Soomaaliya
Ergeyga qaramada midoobey ee u qaabilsan arrimaha Soomaaliya James Swan ayaa kulamo la qaatay madax ka tirsan dalka Sacuudiga, Masar, Imaaraadka, kadib booqasho uu...
Guddiga doorashooyinka oo guddoomiye Kumeel gaar ah doortay
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka heer Federaal ayaa waxaa ayaa maanta Muuse Geelle Yuusuf, u doortay gudoomiyaha kumeel gaarka ah ee guddiga.
Guddoomiyaha cusub ee ku meel gaarka...
Al-Shabaab oo saddex ruux ku dilay Dhoobley
Saddex qof oo Kenyan ah ayaa la dilay midna waa la dhaawacay khamiistii, ka dib markii rag hubeysan ay weerareen xili ay wadeen dhismaha...
Ciidamada DF oo howlgal ‘isbaaro qaadis’ ah ka sameeyay wadada xiriirisa Muqdisho & Baydhabo
Howlgal si wadajir ah ay uu sameeyeen Ciidanka kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Ciidamada Daraawishta Koonfur Galbeed ayaa dhamaan loogu qaadey isbaarooyinkii yaalay...
Madaxweyne Farmaajo oo hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed.
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa calan-saaray Madaxtooyada Qaranka, si loo maamuuso Maalinta Xorriyadda iyo Midnimada ee 1-da Luulyo oo ku aaddan sannad-guurada...
Cumar Filish oo sheegay in amni darada ka jirta Muqdisho ay ka dambeeyaan gacmo...
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filsih) ayaa sheegay in ay kordheen falalka amni daro oo ay ka...
















