Guddoomiye cusub oo loo magacaabay Degmada Xamar Jajab

0
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho, Cumar Maxamed Maxamuud (Cumar Filish) ayaa guddoomiye cusub u magacaabay degmada Xamar Jajab, kadib markii 17 bishan Abril...

Madaxweynaha Puntland oo guddoomiye cusub u magacaabay gobolka Sool

0
Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha dowlad-gobolleedka Puntland ayaa waxaa lagu magacaabay guddoomiyaha gobolka Sool. Gobolka Sool ayaa waxaa ku muransan Somaliland iyo Puntland, iyadoo...

DEG DEG:-Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Deegaanka Warsheekh Oo La Dilay

0
Kooxo ku hubeysnaa Bastoolad ayaa goor dhow xaafad ka tirsan degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir waxaa ay ku dileen Xildhibaan ka tirsanaa Golaha deegaanka...

Odowaa oo weerar culus ku qaaday QOOR-QOOR

0
Cabdiraxmaan Odowaa, xoghayaha Madasha Xisbiyada Qaran oo sidoo kalena ah mudane ka tirsan golaha shacabka ayaa weerar afka ah ku qaaday madaxweynaha maamulka Galmudug,...

Tallaabo uu qaaday wasiirka difaaca Sweden oo ka carreysiisay Turkey

0
Wasaaradda Arrimaha Dibedda Turkey ayaa u yeertay safiirka Sweden ee Ankara, si ay uga ashtakooto xiriir dhex maray laba wasiir oo Swedish ah iyo...

Wasiirka Waxbarashada oo warbixin ka dhageystay guddi loo xilsaaray Waxbarashada 5ta sano ee soo...

0
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Eng Cabdullaahi Abuukar Xaaji, Wasiiru dowlaha Wasaaradda Mudane Cabdiraxman Maxamuud Cabdulle Jaabiri iyo Wasiir...

Muwaadin Soomaaliyeed Oo Lagu Dilay Dalka Koonfur Afrika

0
Alle ha u naxariistee waxaa goordhaweyd dalka Koonfur Africa lagu dilay muwaadin Soomaaliyeed oo ka mid ahaa dadka ku ganacsada dalkaasi, waxaana kasoo baxaya...

Angola oo Soomaaliya iyo Kenya u soo magacaawday hal safiir

0
Madaxweynaha Dalka Angola João Lourenço, ayaa Soomaaliya u soo magacaabay Safiir cusub, kaasi oo lagu magacaabo Sianga Abílio. Sidoo kale Safiirkaan cusub ayaa noqon doona...

Madaxweynaha Koofur Galbeed oo guddoomiyay shir looga hadlay amniga

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa shir gudoomiyey shirka gollaha amniga dowlad goboleedka koonfur galbeed. Shirkan ayaa waxaa ka qeyb-galay taliyaha...

Khasaare ka dhashay Hoobiyeyaal lagu weeraray xaafado ka tirsan Muqdisho

0
Tiro hoobiyeyaal ah ayaa goor dhaweyd lagu garaacay xaafado ka mid ah degmooyinka Wardhiigleey iyo Boondheere ee magaalada Muqdisho. Goobjoogeyaal ayaa KNN u sheegay in...

XULASHADA