La-Taliyaha Arrimaha Doorashooyinka Ee Farmaajo Oo Gaaray Magaalada Kismaayo

0
Magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG-ka ah ee Maamulka Jubbaland ayaa waxaa galabta gaaray Cabdi Cali Raag oo ah La-taliyaha arrimaha doorashooyinka ee Madaxweynaha muddo...

Jubbland oo digniin u dirtay Kalluumeeysatada ka howlgasha deegaanadeeda.

0
Maxamed Cumar Buni Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Kheyraadka Badda Dowlad Goboleedka Jubbland ayaa ka hadlay khatarta xilligaan ka jirta badda isagoo digniin...

Safaaradda Soomaaliya ee Koofur Afrika oo irdaha lis kugu dhuftay.

0
Safiir ku xigeenka Safaaradda Soomaaliya ee Koonfur Afrika, ahna Lataliyaha koowaad Safaaradda Mudane Cabdalla Cali oo shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay in laga bilaabo...

RW Rooble oo ambabaxay magaalada London

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble iyo Wefdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay magaalada London ee dalka Ingiriiska. Ra’iisul wasaaraya ayaa halkaasi uga...

Maxay ka wada hadleen Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Soomaaliya iyo Danjiraha Dowladda Talyaaniga?

0
Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Macallin Khaliif oo xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha Jamhuuriyadda Talyaaniga Mudane Alberto Vecchi ayaa kala hadlay xoojinta...

Khilaaf ka dhax-jira guddiga doorashada heer Maamul Gobaleed ee HirShabeelle.

0
Khilaaf culus ayaa ka taagan guddiga doorashooyinka heer federaal ee Maamulka HirShabeelle kadib markii maalmihii la soo dhaafay  ay ku kala-tageen kulamo ay yeesheen. Guddiga...

Xubin ka tirsanaa Al-Shabaab oo isku soo dhiibay Booliska Garbahaareey.

0
Taliska Ciidamada Booliska degmada Garbahaareey ee Xarunta Gobolka Gedo ayaa soo bandhigay Xubin ka tirsanaa Al-Shabaab, kaas oo isku soo dhiibay Ciidamad Booliska. Waxaana kadib...

Ramlo Cali oo looga adkaaday tartanka feerka ee ka socday Jaban.

0
Magaalada Tokyo ee dalka Japan waxaa ka dhacday Ciyaarta tartanka feerka, taas oo u dhaxeesay Ramli Cali oo Soomaaliya ku mataleysay tartanka iyo Maria...

Madaxweynaha Buntland oo madaxtooyada ku qaabilay Xubno ka socday QM.

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada Puntland ku qaabilay Ku-xigeenka Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Anita Kiki Gbeho iyo wafdi...

Guddoomiyihii laga hor is-taagey safarkii Gedo oo maanta ka dhoofay garoonka Aadan Cadd

0
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo uu wehliyo taliyaha saldhigga garoonka Aadan Cadde ayaa sagootiyay Cismaan Nuur Xaaji Mucalimu, oo ahaa guddoomiyihii hore ee Gobolka...

XULASHADA