Muwaadin Soomaali ah oo lagu dilay Mareykanka
Cabdullaahi Maxamed Cabdullaahi oo ahaa wiil tagsiile ah ayaa Arbacadii shalay aheyd lagu toogtay magaalada Moorhead ee gobolka Minnesota, sida ay xaqiijiyeen booliska magaaladaas.
Dilka...
Hoos ka dhageyso Barnaamijka Beeraha Qeybta 11aad.
Kulanti wanaagsan Dhageystayaal ku soo Dhowaada Barnaamijka oo aan ku eegi doono Barashada Habka Wanaagsan ee Wax beerashada Qodobada maanta aan ku eegi doona...
Dowladda oo digniin u dirtay qaar kamid ah siyaasiyiinta Mucaaradka
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya, Cabdiraxmaan Yuusuf Alcaddaala ayaa sheegay in ay jiraan Siyaayisiin raba inay waxba kama jiraan ka soo qaadaan dadaalka Ra’iisul...
Maxay kawada hadleen RW Rooble iyo midowga musharixiinta?
Waxaa caawa afur ka dib, magaalada Muqdisho shir ku dhexmaray Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo xubno ka socday golaha midowga musharixiinta oo...
DFS Oo Digniin Culus U Dirtay Siysaasiyiin Ku Howlan Fashilinta Dadaalada Nabadeed Ee...
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa farriin u diray siyaasiyiin iyi shaqsiyaad uu sheegay in ay ku howlan yihiin iska horkeenid...
RW Rooble oo shir isugu yeeray madaxda D/gobolleedyada iyo G.Banaadir
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Madaxda Dowlad-goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ku casuumay Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee dhammeystirka Arrimaha doorashooyinka...
RW Rooble oo shir isugu yeeray madaxda D/gobolleedyada iyo G.Banaadir
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Madaxda Dowlad-goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ku casuumay Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee dhammeystirka Arrimaha doorashooyinka...
Guddoomiye Mursal oo la kulmay wafdi ka socda Qatar
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka socday dowladda Qatar.
Wafdiga waxaa...
Madaxweyne Lafta-Gareen Oo Farriin U Diray Hay”Addaha Garsoorka Koonfur Galbeed
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Aqalka Madaxtooyadda kulan kula qaatay Hay”addaha kala duwan ee Garsoorka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed...
Jubbaland oo ku gacan seyrtay balanqaadkii uu Farmaajo ka hor jeediyey golaha shacabka
Maamulka goboleedka Jubbaland ayaa ka hadlay mowqifkiisa ku aadan hadalkii uu baarlamanka ka horjeediyay Madaxweyne Farmaajo ee ahaa in arrimaha doorashooyinka iyo amniga uu...
















