Turkiga oo gaadiid dagaal ku wareejisay DFS
Dowladda Soomaaliya ayaa Gawaarida gaashaanman ee loogu talagalay ciidanka xoogga dalka kala wareegtay dowladda Turkiga.
Munaasabad loogu qabtay Magaalada Muqdisho waxaana ka qeyb-galay Safiirka dowladda...
DFS oo sheegtay in xubno ka tirsan Al-shabaab lagu dilay G/Baay
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan qeybta 60aad ayaa howlgallo qorsheysan waxaa ay ka fuliyeen degaanka Goofgaduud Shabeeleey oo katirsan gobolka Baay.
Saraakiisha howlgalka hoggamineysay...
Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Hay’adda UNHCR Kala Hadlay Arrimo Muhiim Ah
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta qaabilay wakiilka hay’adda Qoxootiga Adduunka UNHCR ee Soomaaliya Magatte Guisee.
Kulanka dhexmaray Ra’iisul...
Afganistaan Oo Xaqiijisay In Kooxda Daalibaan Ay Gudaha U Galeen Kaabul
Dagaalamayaasha Daalibaan ayaa waxay afarta jiho ka galeen magaalladda Kabul, sida ay sheegeen Ilo-wreedyo kala duwan.
Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee dalkaasi waxay sheegtay inay Daalibaan...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Xilgaarsiinta Oo Senator Loo Doortay
Xildhibaanada Baarlamaanka dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa goor dhow Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka ee xilgaarsiinta Xasan Xuseen Xaaji u doortay Senatar Aqalka Sare ee...
Maamulka Koonfur Galbeed oo dhameystiray doorashada Aqalka Sare
Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa Maanta ka dhacday doorashada Saddex kursi oo kamid ah Aqalka sare, kuwaas oo ka harsanaa sideeda kursi...
Guddiga doorashooyinka Heer Federaal oo kulan layeeshay Midowga Musharixiinta
Xubno kamida Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal mudane Maxamed Xasan Cirro ayaa maanta kulan la...
Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Ku Wajahan Masar Iyo Ujeedka Safarkiisa
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa maalmaha soo socda waxaa uu ku wajahan yahay magaalada Qaahira ee Caasimadda dalka...
Cabdirashiid Janan Oo Beeniyay Inuu Baxsad Ka Yahay Dowladda Federaalka
Saacadihii lasoo dhaafay ayaa waxaa baraha Bulshada lagu faafiyay warar sheegayay in Wasiirkii hore ee amniga Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan uu ka baxsaday...
Webiga Shabeelle Oo Fatahaad Cusub Ka Sameeyay Degaano Iyo Cabsi Jirta
Webiga Shabeelle ayaa fatahaad ku sameeyey tuulda Boodaale oo ka mid ah tuulooyinka hoos yimaada Magaalada Jowhar ee Caasimada dowlad Goboleedka Hirshabeelle, waxaana laga...

















