Telefishinka Al-Jazeera oo war ka soo saaray duqayntii loo gaystay xaruntoodii Gaza

0
Telefishinka Al Jazeera ayaa cambaareeyay gantaallo ay Israa’iil la beegsatay dhismaha Gaza oo xarun u ahaa warbaahinta Al Jazeera iyo wakaaladda wararka ee AP. Bayaan...

Taliska booliska Puntland ee G/Nugaal oo war kasoo saaray dhalinyaro ku dhimatay Ceel-biyood

0
Taliye ku xigeenka Qaybta Booliska Gobolka Nugaal Gaashaanle Cismaan Maxamuud Buraale ayaa sheegay in ceelka af dhurwaayaale ee duleedka Garoowe ay ku geeriyoodeen wiilal...

HirShabeelle oo shaacisay in fatahaada wabiga Shabeelle ay go’doomisay Jowhar

0
Wabiga Shabeelle ayaa saacadihii la soo dhaafay fatahaad xoog leh ka geystay magaalada Jowhar ee xarunta maamulka HirShabelle, waxaana la soo werinayaa in magaaladu...

Ururka Xamaas oo ogolaaday xabad joojin

0
Ururka Xamaas ayaa lagu soo warramayaa in uu ogolaaday in heshiis xabad joojin ah laga gaaro dagaalka haatan ka socda halkaas. Waxaana arrintani garwadeen ka...

Sacuudiga oo si kulul ugu hadlay duqeymaha ay Israa’il ka geysanayso Gaza

0
Dowladda Sucuudiga ayaa cambaareysay waxa ay ku tilmaantay “xadgudbka ay Israa’iil ku heyso Falastiiniyiinta” Wasiirka arrimaha dibadda Sucuudiga Feysal Bin Farxaan oo ka hadlayay shir...

Ciidanka Haramcad oo gadood ka sameeyay Jowhar

0
Ciidamo ka tirsan Booliska sida gaarka u tababaran ee Haramcad ayaa maanta gadoodsan ka sameeyay Magaalada Jowhar ee xarunta dowlad goboleedka Hirshabeelle. Ciidamada gadoodka sameeyay...

Puntland oo bilowday diiwaan gelinta doorasho qof iyo cod

0
Maamulka Puntland ayaa markii ugu horreysay laga daahfuray diiwaangelinta doorasho qof iyo cod ah. Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Karaash ayaa maanta daahfuray barnaamijkan...

Lafta gareen oo tababar u soo xiray cutub ka mid ah ciidanka daraawiishta

0
Madaxweynaha Dowlada Gobaleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagreen ayaa maanta ka qeyb galay tababar loo soo xirey cutubkii afaraad ee ciidamada Daraawiishta...

Qoor Qoor oo Gaalkacyo uga qeyb galay aaska Sheekh Cali Dheere

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor oo ay wehliyaan Taliye ku-xigeenka ciidanka Booliska Soomaaliyeed, xubno ka tirsan Golaha Wsiirada Galmudug iyo...

Madaxweynaha Puntland Deni Oo Gaaray Magaalada Nairobi

0
Madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa Magaalada Addis Aabab ee Caasimadda dalka Itoobiya ayaa gaaray Magaalada Nairobi...

XULASHADA