Kooxda Taalibaan oo laga saaray magaalooyin.
Ciidamo daacad u ah xukuumaddii xilka wareejisay ee Afghanistan ayaa Jimcihii kooxda argagixisada ah ee Daalibaan dib uga qabsaday saddex degmo oo ku yaalla...
Rooble oo ka hadlay dadkii AMISOM xasuuqday guddi gaar ahna u saaray
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddi u saaray dadkii rayidka ahaa ee dhawaan ciidanka AMISOM ay ku dileen gobolka Shabeellaha Hoose.
Guddigaan ayaa...
Wasaaradda waxbarashada oo shaacisay in ay xiri doonto Jaamacaddaha qaar
Wasiirka waxbarashada xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi Carab ayaa shaaciyay in ay qorsheynayaan in ay Albaabada u laaban jaamacaddaha ku yaalla Muqdisho, kuwaasoo oo aan buuxin...
Shir amniga looga hadlayay oo ka dhacay Balad-weyne
Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka guud ee Amniga deegaanada Hirshabeelle oo ka dhacay Magaalada Beledweyne.
Madaxweyne Ku-xigeenka...
Dowladda Soomaaliya Oo Ka Hadashay Warar Been Abuur Ah Oo Laga Faafiyay
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa beenisay warar saacadihii ugu dambeeyay si weyn baraha bulshada loogu faafiyay, oo ku aaddanaa in Shirkadaha Diyaaradaha ee Fly Dubai...
Saraakiil ka tirsan Ciidanka xoogga oo tababar miino baaris ah loo soo xiray.
Xubno ka tirsan Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan guutada 5-aad qaybteeda 27-aad aayaa maanta loo soo xiray tababar la xiriira miino barista, tababarkan...
Maxaa looga hadlay Shirkii gollaha wadatashiga qaran?
Shirkii gollaha wadatashiga qaranka oo shir guddoon ka ahaa Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble islamarkaana ay kasoo qeyb galeen dhammaan madaxda dowlad goboleedyada...
Taliska Booliska Oo Faah Faahin Ka Bixiyey Qaraxii Muqdisho Ka Dhacay
Afhayeenka ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gaashaanle Cabdifataax Aadan Xasan ayaa sheegay in qaraxa gelinkii dambe ee shalay ka dhacay Muqdisho ay ku geeriyoodeen 4 ruux...
Qaramada Midoobay Shaacisay In Isbaddalka Cimilada Uu Saameyn Ku Yeeshay Carruurta Soomaaliyeed
Dhallinyarada ku nool Soomaaliya ayaa ka mid ah kuwa ugu halista badan saamaynta isbeddelka cimilada oo halis ku ah caafimaadka, waxbarashada, iyo deegaanka, sida...
Taliban Oo Bilawday Baadigoobka Dadkii U Shaqayn Jiray Reer Galbeedka
Daalibaan ayaa sare u qaaday baadi-goobka dadka u shaqeeya ciidammada Nato ama xukuumaddii hore ee Afgaanistaan, sida uu ka digay qoraal ka soo baxay...


















