Kiisas cusub oo covid 19 oo laga helay dalka
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 139 xaalado cusub oo COVID-19 ah 24-kii saac...
Booliska Jubbaland oo gacanta ku dhigay rag ka ganacsadaha waxyaabaha maanka dooriya
Ciidamada Booliska Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa hawlgal ay ka sameyeen magaalada Kismaayo ku soo qabteen ragg lagu eedeeyay in ay waxyaabaha maanka dooriyaha ay...
Deni oo shaqo joojin ku sameeyay guddoomiyaha Boosaaso
Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa shaqo joojin ku sameeyay guddoomiyaha golaha deegaanka magaalada Boosaaso ee gobolka Bari.
Qoraalka ka soo baxay madaxtooyada Puntland...
Madaxweyne Axmed Madoobe oo soo gaaray Muqdisho
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa hadda soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, isagoo ka soo amba-baxay magaalada Kismaayo oo xarun...
Ciidamo Tababar Loo Qaaday Oo Maanta Laga Sagootiyay Garoonka Muqdisho
Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqsdisho ayaa Maanta waxaa ka dhoofay Cutubyo ka tirsan Ururka 7-aad ee Ciidanka kumaandooska Gorgor oo tababar ku...
Cumar Filish oo sheegay in tilaabo laga qaadi doono cid walbo oo qaadan Facemask(...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamed Maxamuud (Filish) oo shir jaraa’id qabtay ayaa waxa uu faray bulshada Caasimadda in ay...
Sheekh Umal oo fariin u diray Saciid Deni iyo Axmed Madoobe
Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed kuwooda ugu caansan ayaa madaxweynayaasha Jubbaland iyo Puntland Saciid Deni iyo Axmed Madoobe ugu...
On International Day, the UN Calls for Somali Women’s Enhanced Political Participation and Applauds...
Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka Awgeed, QM Waxay Ku Baaqaysaa Kor-u-qaadidda Ka-qaybgalka Siyaasadeed ee Haweenka, Waxayna Bogaadinaysaa Haweenka Soomaaliyeed ee Safka Hore Uga Jira...
HOOS KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA BEERASHADA WANAAGSAN
Kulanti wanaagsan Dhageystayaal ku soo Dhowaada Barnaamijka oo aan ku eegi doono habka wax beerashada wanaagsan,sida kor loogu qaado diyarinta sida ugu haboon ee...
Wasiirkii Labaad Ee Xukuumadda Rooble Oo Ku Dhacay Cudurka COVID-19
Sii-hayaha xilka Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Federaalka Sheekh Cumar Cali Rooble ayaa Maanta shaaciyay inuu ku dhacay Cudurka halista ah ee COVID-19...