HOOS KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA BEERASHADA WANAAGSAN

16

Kulanti wanaagsan Dhageystayaal ku soo Dhowaada Barnaamijka oo aan ku eegi doono habka wax beerashada wanaagsan,sida kor loogu qaado diyarinta sida ugu haboon ee wax loo beerto oo ay idiin soo saartey Hay,adda FAO,oo Taageero ka helaysa Hay,adaa Kaalmada Mareykanka ee USAID.

Waa Maalinimo Isniin ah Taariikhdu na ay ku began tahay 08/03/2021, saacaduna waa 7,30 PM Barrnaamijkani oo ah kii 3aad ee Adeegsiga wanaagsan ee Wax beerashada,Waxaana soo jeedinaya Abuubakar Maxamed.

Soo gudbinta Barnaamijkan Waxaa Iska kaashadey Hay,adda Qaramada Midoobey u Qaabilsan Cunnada iyo Beeraha ee FAO iyo Idaacadeena.