Ciidamada dowladda oo dib ula wareegay degmada Mahadaay

0
Wararka aan ka heleyno Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in xaalada degmadaas caawa tahay mid degan,kadib markii Al-shabaab ay...

Wasaaradda Awqaafta oo soo saartay amarro la xiriira Covid-19

0
Ku-simaha Wasiirka ahna Wasiiru dowlaha Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa  kulan looga hadlayay ka hortagga karoona fayrus kula qaatay masjidka...

Maxay ka wada hadleen Axmed Madoobe iyo Wakiilka Midowga Afrika?

0
Madaxweynaha dowlad gobolleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta magaalada Muqdisho kula kulmey Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Francisco Madeira. Labada mas’uul ayaa yeeshay kulan...

Taariikh nololeedka madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi

0
Allaha u naxariistee Cali Mahdi Maxamed oo soo noqday Madaxwaynihii afarad ee Somalia burburkii kadib ayaa ku geeriyooday Nairobi.Taariikh nololeedkii Madaxweyne Cali Mahdi Alle...

Midowga Musharaxiinta oo war ka soo saaray Shirka Muqdisho

0
Golaha midawga musharixiinta xilka Madaxweynaha ayaa soo dhoweeyay shirka madaxda dowladda federaalka, kuwa dowlad gobleedyada iyo gobolka Banaadir ee la filayo in uu ka...

Kenya oo sheegtay ‘in ay dishay’ dagaalamayal ka tirsan Al-shabaab

0
Ciidamada Kenya ayaa sheegay in ay ka hortageen weerar ay dagaalamayaal ka tirsan A-Shabaab ku soo qaadeen saldhigooda ku yaalla deegaanka Qooqaani ee gobolka...

Amnesty oo walaac ka muujisay tacdiyada ka dhan ah saxaafadda ee deegaanada Puntland

0
Ha’yadda caalamiga ah ee arrimaha xuquuqul insaanka ee Amnesty ayaa sheegtay in maamulka Puntland uu weerar ku hayo weriyeyaasha isla markaana handdadaad iyo tacaddiyo...

Maamulka G/Banaadir oo amarro ganaax lacageed wata kusoo rogay shacabka

0
Mamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta soo saaray go’aano la xiriira ka hortagga faafida cudurka Coronavirus ee dalka ku soo laba kacleeyay, kuwaasi oo ku...

MW Farmaajo oo warqadaha ka guddoomay danjiraha cusub ee Ingiriiska

0
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waraaqaha aqoonsiga danjiranimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Boqortooyada Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya Marwo Kate Foster. Danjire...

R/wasaare Rooble oo ka tacsiyeeyay geerida ku timid Cali Mahdi

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka tacsiyeeyay geerida Allaha u naxariistee madaxweynihii hore ee Soomaaliya mudane Cali Mahdi Maxmed. Ra’iisul...

XULASHADA