Guddiga Xalinta khilaafaadka Doorashooyinka oo sheegay in cabasho uga imaan doorashadii la qabtay
Guddiga Xalinta khilaafaadka Doorashooyinka Heer Federaal oo ka hadlay kaalintiisa ku aadan xalinta cabashooyinka kuraasta Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ayaa sheegay inay san...
Duqa Caasimadda Oo Kulan La Qaatay Guddoomiyeyaasha Degmooyinka
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa shir-gudoomiyay shirka Degmooyinka Gobolka Banaadir, kaasi oo ay ka qeyb galeen...
Booliska AMISOM Oo La Wareegay Gaadiid Loogu Talagalay Amniga Doorashada Soomaaliya
Maamulka qeybta Booliiska ee Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa la wareegay kow iyo toban gaari oo loogu talagalay in kor loogu qaado...
askari Muqdisho ku dilay Macalin Jaamacadeed
Askari ka tirsan Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa waxaa uu maanta isgoyska Bakaaraha ee Magalada Muqdisho uu ku dilay mid kamid ah Macalimiinta Jaamacaha ku...
Kulan Looga Hadlay Ammaanka Oo Ka Dhacay Degmada Diinsoor
Guddoomiyaha degmada Diinsoor ee Gobolka Baay Cabdisalaan Xaaji Siidow oo ay Wehlinayaan Xubnaha kale ee Maamulka ah ayaa waxaa ay kulan looga hadlayay Amniga...
Baarlamaanka Galmudug Oo Ansixiyay Guddiga Doorashada Aqalka Sare
Kalfadhiga 3-aad ee golaha Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa maanta oo khamiis ah ka furmay magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulkaasi, waxaana looga hadlay arrimo...
Lafta-Gareen “Musharraxiinta Is Hubeynaya Waxaan Ula Dagaallamaynaa Sida Al-Shabaab”
Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xassan Maxamed “Laftagareen” ayaa si kulul uga hadlay dad uu ku sheegay musharraxiin xilal raadinaya oo is hubeynaya.
Laftagareen...
AKHRISO: Qodobada looga hadlay Shirka golaha wasiirada ee maanta
Shirka Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu shir guddoominayay Ra’isul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayuu ugu horeyn ka siiyey Golaha warbixin xaaladda siyaasadeed...
Madaxweyne ku-xageenka oo shir guddoomiyay shirka todobaadlaha ah ee golaha Wasiirada Jubbaland “
Ugu horrayn Shirka ayaa lagaga hadlay arrimaha amaanka iyo xaaladahii u danbeeyay ee deegaanada Jubbaland, iyadoo Wasaaradda amniga laga dhagaystay faah faahin ku saabsan...
Madaxweynaha Puntland oo furey Shirka Madasha Bangiyada Islamiga ah
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta daah-furay Shirka Madasha Bangiyada Islaamiga ah oo muddo labo maalmood ah ka socon doona Garoowe.
Madaxweynaha...


















