R/wasaare Rooble oo ka tacsiyeeyay geerida ku timid Cali Mahdi

1

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka tacsiyeeyay geerida Allaha u naxariistee madaxweynihii hore ee Soomaaliya mudane Cali Mahdi Maxmed.

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa marxuumka Alle uga baryay in uu Jannadii Firdows ka waraabiyo, ehelkii iyo ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxayna Samir iyo Iimaan ka siiyo