Cali Guudlaawe oo Taliye cusub u magacaabay Hirshabelle.

2

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hir-shabelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa wareegto uu soo saaray ku magacaabay Taliyaha Ciidanka Daraawiishta Dowlad Goboleedkaasi G/Sare Cali Idiris Cusmaan.

Xilkaan waxaa uu madaxweynaha ka qaaday Taliyihii Daraawiishta Hir-shabelle Gen. Cali Cabdi Salaan Axmed.

Xeerkaan ayaa waxaa uu dhaqan galayaa markii uu saxiixo Madaxweynaha Hir-shabelle Cali Guudlaawe waana uu saxiixay.

Hoos ka akhriso: