Rooble Oo Musharixiinta La Kulmay

9

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan la qaatay xubnaha Midawga Musharixiinta.

Kulanka Rooble iyo Musharixiinta ayaa waxaa goobjoog ahaa Madaxweynayaashii hore ee dalka iyo xubno ka tirsan Siyaasiyiinta Mucaaradka.

Rooble ayaa musharixiinta kala hadlay xaaladihii ugy dambeyay ee doorashooyinka dalka.