Masar oo ‘fursaddii ugu dambeysay’ siisay dhigeeda Ethiopia
Kulanka ugu dambeeya ee u dhaxeeya Masar, Sudan iyo Ethiopia ee la xiriira biyo xireenka ay Ethiopia ka sameyneyso webiga Nile waa fursaddii ugu...
Xasan Shiikh oo ka hadlay khilaafta doorashada iyo weerarkii 19-kii Febraayo
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shaaciyey in 19-kii Febraayo la qorsheeyey in la dilo isaga iyo madaxweynihii ka horeeyey Sheekh Shariif...
QM oo war cusub ka soo saartay shirar Muqdisho uga socda hoggaamiyeyaasha Soomaaliya
oraal ka soo baxay xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in QM ay dhiira-gelineyso wada joogitaanka madaxda Soomaaliya ee dowladda federaalka iyo...
HOOS KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA BEERASHADA WANAAGSAN
Kulanti wanaagsan Dhageystayaal ku soo Dhowaada Qeybta 7aad ee Barnaamijka oo aan ku eegi doono sida ugu haboon ee wax loo beerto oo ay...
Waa sidee xaalada dalka Mozambique?.
Xaaladda magaalada Palma ee dalka Mozambique ayaa degan kadib markii muddo ka badan toddobaad ay weeraro dhimasho geystay ka fuliyeen maleeshiyaad lala xiriiriyay ururka...
Ciidamada Eritrea oo ka baxay gobolka Tigray.
Itoobiya ayaa sheegtay in ciidamo kasoo jeedo dalka ay deriska yihiin ee Eritrea ay bilaabeen inay isaga baxaan gobolka Tigray.
Ciidamada Eritrea ayaa ka garab...
Booliska Malawi oo gacanta ku dhigay dad ay ku jiraan Soomaali
Booliska dalka Malawi ayaa ku qabtay magaalada Kasungu 3 qof oo Soomaali ah iyo ruux Ethiopian ah oo la sheegay inay ahaayeen kuwa Tahriibayaal...
Guddoomiyaha Gobolka Mudug oo ka hadlay saameynta covid 19 iyo Oxygeen la”aanta ka jirta...
Guddoomiyaha Gobolka Mudug Cabdirixmaan Cali diiriye Isxal ayaa sheegay in dadka uu soo ritay Covid-19 ay u dhimanayaan Oxygeen la’aan baahsan oo ka jirta...
Taliska Militeriga Soomaaliya oo guulo ka sheegtay dagaaladii Awdheegle iyo Bariire
Taliyaha ciidanka dhulka ee militeriga Soomaaliya Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi oo ka hadlay dagaaladii saakay ka dhacay Bariire iyo Awdheegle ayaa warbaahinta dowladda u...
Sarkaal ka tirsanaa militeriga Soomaaliya oo lagu dilay dagaal ka dhacay duleedka Dhuusamareeb
Ciidamo ka tirsan qeybta 21-aad ee ciidanka xoogga dalka ayaa maanta weeraray fariisimo ay dagaalamayaasha Al-Shabaab ku lahaayeen deegaan lagu magacaabo Sinadhaqo oo koonfur...