HOOS KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA BEERASHADA WANAAGSAN

10

Kulanti wanaagsan Dhageystayaal ku soo Dhowaada Qeybta 7aad ee Barnaamijka oo aan ku eegi doono sida ugu haboon ee wax loo beerto oo ay idiin soo saartey Hay,adda FAO,oo Taageero ka helaysa Hay,adaa Kaalmada Mareykanka ee USAID.

Waa Subaxnimo isniin ah Taariikhdu na ay ku began tahay 05/04/2021, saacaduna waa 7,30 AM ,Barnaamijka maanta waxaan kaga hadleynaa waraabka iyo Maareynta wanaagsan ee Barwaaqeeyaha si kor loogu qaado Wax dhalista iyo Nafaqeynta Ciida,Waxaana soo jeedinaya Abuubakar Maxamed.

Soosaarida Barnaamijkan waxaa iska kaashadey Hay’adda FAO iyo Radiyo Markabley