Madaxweynaha Iran oo si kulul uga hadlay arrimaha Nukliyeerka
Madaxweynaha la doortay ee Iiraan, Ebrahim Raisi ayaa sheegay in heshiiska nukliyeerka ee 2015 uusan xaddidi doonin siyaasadda arrimaha dibadda ee Iiraan. Shir jaraa’id...
Ciidamada AMISOM oo baneeyay saldhig ku yaala Sh.Hoose
Dagaalameyaal ka tirsan Al-Shabaab ayaa la wareegay deegaanka Marin Gubaaye ee gobolka Shabeellada Hoose, halkaasi oo ay hore ugu sugnaayeen ciidamo ka tirsan AMISOM.
Dhanaca...
Kenya oo sheegtay in ay ka hortagayso weerarada ka dhaca Mandhera
Masuuliyiin sare oo ka socday dowlada Kenya oo ay wehliyaan hogaamiyaasha magaalada Mandheera ayaa wacad ku maray inay sare u qaadayaan xiriirka ay la...
Qaxooti ka soo cararay oo colaada ka taagan Yemen oo gaaray Boosaaso
Waxaa Magaalada Boosaaso, gaaray Qaxooti Yemeniyiin ah, oo ay weheliyaan dad Soomaaliyeed oo dalka dib ugu soo laabtay, kuwaas oo ka soo cararay colaadda...
Doorasho ka bilaabatay dalka Itoobiya ayadoo amaankana aad loo adkeeyay.
Dadka wadanka Itoobiya ayaa maanta u dareeray goobaha
codbixinta ayagoo soo dooranaya r/wasaare iyo baarlamaan dalkaasi uu
yeesho.
R/wasaare Abii Axmed oo musharaxiinta ka mid ah ayaa...
Wasiirka arrimaha dibadda Israel oo booqanaya Imaaraadka Carabta
Wasiirka arrimaha dibadda ee Israel Yair Lapid ayaa booqan doona dalka Isu-tagga Imaaraatka Carabta, waana booqashadii ugu horreysay ee rasmi ah islamarkaana heer wasiir...
Lafta-Gareen Oo Balan Qaaday Inay Furayaan Waddooyin Ay Xireen Al-Shabaab
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa xalay ka qeyb galay Munaasabad lagu Caleemo-saarayay Golaha deegaanka iyo Guddoomiyaha cusub ee...
Xiliga Tababarka U Furmayo Guddiyadda Doorashooyinka Oo La Shaaciyay
Guddiga farsamada Arrimaha doorashooyinka ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa faahfaahiyay Jadwalka iyo nooca tababarka ay qaadanayaan xubnaha Guddiyada doorashooyinka.
Abuukaate...
Magacyada dadkii ka dambeeyay dilka wadaad caan ah oo lagu dilay magaalada Gaalkacyo oo...
Gudigii madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor uu u magacaabay baarista dilkii loo gaystay Sheikh Cali Axmed Faarax (Sheikh Cali dheere)...
Xafiiska R/wasaare Rooble oo lagu wareejiyey xubnaha kama danbeysta ah ee doorashooyinka
Kooxda Farsamada Arrimaha Doorashooyinka ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa ku dhawaaqay in xubnahah guddiyada doorashooyinku soo xaroodaan ugu dambeyn Khamiista si loogu bilaabo tababar...


















