Xafiiska R/wasaare Rooble oo lagu wareejiyey xubnaha kama danbeysta ah ee doorashooyinka

6

Kooxda Farsamada Arrimaha Doorashooyinka ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa ku dhawaaqay in xubnahah guddiyada doorashooyinku soo xaroodaan ugu dambeyn Khamiista si loogu bilaabo tababar socon doona muddo Toddobaad ah.

Guddigii Wasiirrada ee hubinta xubnaha guddiyada doorashooyinka ayaa kooxda Farsamada Arrimaha Arrimaha doorashooyinka ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ku wareejiyay liiska kama dambeysta ah ee xubnaha guddiyada doorashooyinka.