Kenya oo dib usoo celisey safaradda ay ku laheyd Somaaliya.

0
Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya Maxamed C/risaaq Abuukar iyo Dhigiisa Dalka Kenya Raychelle Omamo ayaa waxay wadajir maanta udaah fureen safaarada Kenya Ee Muqdisho. Safiirka Kenya...

Dad horleh oo Cudurka COVID-19 ugu geeriyooday Magalada Muqdisho

0
Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in 24-tii saac ee lasoo dhaafay la baaray 1,105, balse la...

Dowladda Somalia oo sheegtay in Isticmaalka Daroogada ay kusoo badaneyso dalka

0
Wasiirka Diinta iyo Awqaafta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cali Rooble ayaa tilmaamay in dalka ay ku soo badanayaan dadka isticmaalaya waxyaabadaha maanka...

Madaxdii hore ee dalka oo kulan la yeeshay Ra’iisul wasaare Rooble

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan is xog wareysi xaaladda dalka iyo doorashooyinka waxa uu galabta hoygiisa kula yeeshay...

Wasaaradda Caafimaadka Oo Shaacisay Kiisas Hor Leh Caabuqa Covid19

0
Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa warbixin ka soo saartay kiisaska cudurka COVID-19 ee la diiwaan geliyey 24-kii saac ee ugu dambaysay. Warbixinta wasaaradda waxaa...

Puntland Oo War Kasoo Saartay Geerida Wasiir Ku-Xigeenkii Wasaaradda Howlaha Guud Iyo Gaadiidka

0
Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdulahi Deni oo ku hadlaaya magaciisa, kan Goleyaasha iyo kan Shacabka Puntland ayaa ka tacsiyeeyay geerida Alle ha u naxariistee...

Qaramada Midoobay Oo Doorashada Soomaaliya Ku Bixinaysa Malaayiin Doollar

0
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Xafiiska Siyaasadda Qaramada Midoobay ayaa maanta ku kala saxiixday magaalada Muqdisho qayb kamid ah misaaniyadda doorashooyooyinka oo gaaraysa toddobo malyan...

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiye Cirro oo gaaray Dhuusamareeb

0
Wafdi uu hoggaaminaayo Guddoomiyaha Guddiga hirgalinta doorashooyinka Soomaaliyaa Maxamed Xasan Cirro ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug. Guddoomiye Maxamed Cirro iyo...

Qalalaasaha Tigray: Shan arrimood oo uu ka hadlay hoggaamiyaha TPLF.

0
Hoggaamiyaha TPLF, Debretsion Gabremikael, ayaa sheegay in dagaalka ay kula jiraan dowladda dhexe ee Itoobiya iyo xulafadooda “ay sii wadayaan ilaa ay gaaraan hadafkii...

Ciidamo Dheeri Ah Oo La Geeyay Deegaanka Ceeldheere Ee Gobolka Galgaduud

0
Taliska qaybta 21-aad gaar ahaan guutada 15-aad ee Ciidanka Dhulka Xoogga dalka ayaa ciidamo dheeri ah geeyay deegaanka Ceeldheere iyo aagaga ku hareereysan kuwaa...

XULASHADA