Madaxweynaha Puntland Siciid Deni Oo Xarigga Ka Jaray Xarunta La Dagaalanka Ayaxa
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo safar shaqo ku tagay Qardho ayaa xarigga kajaray xarunta la socodka iyo la dagaalanka Ayaxa ee...
QM Oo Sheegtay In Ethopia Ay Ka Dhaceen Xad-Gudubyada Ka Dhan Ah Xuquuqda Aadanaha
Baaritaan ay Qaramada Midoobay ku sameysay xad-gudubyada ka dhanka ah Xuquuqda Aadanaha ee ka dhacey gobolka Tigreega ee dalka Itoobiya, ayaa lagu ogaadey in...
Wasiirka Caddaladda Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Ku Xigeenka Ergayga QM U Qaalbilsan Soomaaliya
Wasiirka caddaladaa Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay ku xigeenka ergayga gaar ah ee Qm u qaalbilsan arrimaha Soomaaliya, sidoo...
Iiraan oo sheegtay inay fashilisay Markab Mareykanku damacsanaa in uu afduubto
Iiraan ayaa maanta oo Arbaca ah sheegtay in ciidamadooda ay fashiliyeen isku day Maraykanka uu ku damacsanaa in uu ku qabsado Markab siday shixnad...
Qeybo kamid ah ismaamulka Mandheera oo uu Ayax ku habsadey
IsMaamulka Mandheera ee Gobolka Waqooyi Bari Kenya, ayaa walaac xoogan ka muujiyey Ayax ku habsadey deegaano uu dhawaan roob ka da’ay, oo ay dad...
Cabdi Cali Raage” Wakiilkeygii ololaha doorashada ee Kismaayo waa la xiray si loo soo...
La-Taliyaha dhanka Arrimaha doorashooyinka ee Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee Cabdi Cali Raage ayaa sheegay in Wakiilkiisa ololaha Doorashada...
Howgallo Qorsheysan Oo Laga Sameeyay Magaalada Guriceel
Cutubyo ka kala tirsan Ciidamada Milateriga, Booliska iyo Nabad sugidda ayaa Maanta siwadajir ah howlgallo qorsheysan oo Ammaanka lagu xaqiijinaayo uga fuliyay degmada Guriceel...
Wasiir Dubbe: “Halla Daayo Doorashada Malxiiska Ah, Haddaan La Dayn Karin, Daaya Midda Niqaaban”
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cismaan Abuukar Dubbe oo ka hadlayay arrimaha doorashooyinka dalka ayaa tilmaamay inay muhiim...
Madaxweynaha Somaliland oo si kulul uga jawaabay hadalkii Maamulka Puntland
Kadib markii todobaadkaan gudhihiisa Xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiilada Puntland ay dalbadeen in Somaliland lagu daro liiska waxa loogu yeero Argagaxisad ayaa waxaa warkaas...
Maamulka Gobolka Gedo oo faah faahiyay dabka ka kacay Diyaaradda
Diyaarada oo siday Agab kala duwan kana baxday Magaalada Muqdisho ayaa Maanta waxaa ay ku gubutay garoonka diyaaradaha degmada Dooloow ee Gobolka Gedo, waxaana...


















