Jubbaland oo sheegtay in gacanta lagu dhigay xubno ka tirsan Al-shabaab
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Jubbaland ( JISA) ayaa howlgallo lagu xaqiijinayo amniga ka wada gudaha magaalada Kismaayo kuwaas oo lagu beegsanayo xubno kamid ah...
Axmed Qoor Qoor oo la kulmay Taliyaha Ciidanka AMISOM ee degaannada Galmudug
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada ee Magaalada Dhuusamareeb ku qaabilay Taliyaha Ciidanka AMISOM ee sector 4 iyo...
Guddoomiyihii Gobolka Shabeellaha hoose oo xilkii laga qaaday
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya Cabdi Casiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa goordhaweyd xilkii ka qaaday Guddoomiyihii Gobolka Shabeellaha hoose Abdulqadir Maxamed Nuur Siidii.
Wareegto...
Dhageyso Barnaamijka 2aad ee Taxanaha Wax soosaarka Cilmiga Cimiladda
Hoos ka dhageyso Mid ka mid ah Barnaamijyada Taxanaha ee Wax soo saarka,Mowduuca 2aad ee Maanta waxaa uu ku saabsan yahay Isbedelka Cimilada iyo...
Doorasho ka dhacday Jigjiga iyo Mustaf Cagjar oo la doortay
Golaha Baarlamaanka Dowlad Deegaanka Soomaalida ayaa kallfadhigoodii lixaad si buuxa u ansixiyay in madaxwayne Mustafe Muxumed Cumar uu noqdo shanta sano ee soo socota...
Lafta gareen oo ka qeyb galay dhaarinta guddiga adeega garsoorka Koofur galbeed
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa ka qeyb-galay Munaasabad lagu dhaarinayey Gudiga Adeega Garsoorka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ee...
Rooble oo qorshe kale degay kadib markii ay wada-shaqeynta u gaabiyeen madax goboleedyada
Iyadoo aysan weli soo dhamaan doorashadii xubnaha Aqalka Sare ayaa dhinaca kale wuxuu Ra’iisul Wasaare Rooble isku dayayaa inuu furo qaanadda doorashada xubnaha Golaha...
Xog: Xirmooyinka shidaalka oo badankood maray dhinaca Soomaaliya
Macluumaad ay idaacadda VOA ka heshay ilo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in kadib xadaynta ay Maxkamadda Caalamiga ah ee Garsoorka ICJ ka samaysay...
Puntland oo fasaxday shaqaalaha kala duwan ee hay’adaha maamulkaas.
War qoraal ah oo kasoo baxay wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha Dowlad Goboleedka Puntland kaas oo wargelin ahaa ayaa lagu fasaxay dhammaan Shaqaalaha kala duwan...
Faransiiska oo wax aan la’aqbali karin ku tilmaamay dad 60 sano kahor lagu laayay...
Faransiiska oo wax aan la’aqbali karin ku tilmaamay dad u dhashay al-Jeeriya oo 60 sano kahor lagu laayay magaalada Paris.
Madaxwaynaha dalka Faransiiska Emmanuel Macron...


















