R/Wasaare Rooble oo lagu wado inuu gaaro Garbahaarey.
Waxaa maanta lagu wadaa in degmada Garbahaarey ay gaaraan wafdi hor u dhac u ah R/Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble.
Wafdiga ayaa ka socda Xafiiska...
Milliteriga Yuhuudda Burburiyey Dhismo Uu Lahaa Nin Falastiini Oo Haysta Dhalashada Maraykanka
Ciiddanka Israel waxay maanta cagta mariyeen guri 2 dabaq ahaa oo uu lahaa qoyska Muwaadin Maraykan oo asalkiisu Falastiini ah, kaasi oo lagu eedeeyey...
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Hir-Shabeelle Oo Lago Soo Dhoweeyey Moqdisho
Madaxweynaha maamul goboleedka Hir-shabeelle Ali Guudlawe Hussein oo maalmihii lasoo dhaafay safar shaqo ku joogay wadanka Turkiga ayaa maanta soo gaaray magaalada MuqdishoMadaxwaynaha waxaa...
Maxaa Looga Hadlay Kulanka Maanta Ee Baarlamaanka Galmudug?
Golaha Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa maanta yeeshay kalfadhiga 2-aad ee kulankiisa 24-aad
Kulanka maanta Baarlamaanka ayaa waxaa shir gudoominayay Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Dr Maxamed...
Ciidanka Xoogga Dalka Oo Howlgallo Ka Sameeyay Gobolka Shabeellaha Dhexe
Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee kumaandooska danab ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyeen tuulada lagu magacaabo jameeco jiliyaale oo ka tirsan gobolka shabeellada...
Yaa ka dambeeyey dilka madaxweynihii Haiti Jovenel Moise?
Booliska dalka Haiti ayaa dilay afar “calooshood u shaqeystayaal” oo ay sheegeen inay ka dambeeyeen dilka madaxweyne Jovenel Moise, ayaga oo laba kalena xabsiga...
Booliska oo gacanta ku dhigay burcad dhac ka geysanayay degmada Kaaraan
Ciidamada booliska degmada Kaaran ayaa baaritaan ay ka sameeyeen Xaafada Jamhuuriya ee degmadaasi waxaa ay ku soo qabteen laba nin oo la sheegay inay...
Lataliyaha Madaxweyne Farmaajo oo loo diiday in uu ka dago Kismaayo.
Cabdi Cali Raage, lataliyaha arrimaha doorashooyinka ee madaxweynaha Mudo xileedkiisu dhamaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa loo diiday in uu ka dago garoonka...
RW Rooble iyo Axmed Madoobe oo ka wada qeyb-galay Shirka Golaha wasiirada Jubbaland
Ra’iisul Wasaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble oo ku sugan magaalada Kismaayo ayaa maanta ka qeyb-galay shirka toddobaadlaha ah ee golaha wasiirrada dowlad-goboleedka Jubbaland.
Madaxweynaha Dowlada...
Soomaaliya oo ka qeyb-gashay shir looga hadlay ganacsiga Afrika
Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Shariif Sheekhunaa Maye oo maanta ka qeyb-galay shirkii lixaad ee ay yeeshaan Wasiirada Ganacsiga dalalka...