Madaxweynaha Maamul Goboleedka Hir-Shabeelle Oo Lago Soo Dhoweeyey Moqdisho

16

Madaxweynaha maamul goboleedka Hir-shabeelle Ali Guudlawe Hussein oo maalmihii lasoo dhaafay safar shaqo ku joogay wadanka Turkiga ayaa maanta soo gaaray magaalada MuqdishoMadaxwaynaha waxaa garoonka diyaaradaha Aden Cadde International Airport ku soo dhaweeyey Madaxweynihii hore ee Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble Wasiiro heer Federaal, Xubnaha labada Aqal ee Baarlamaanka JFS, Xubnaha Golayaasha maamulka goboleedka Hir-shabeelle Gudoomiyihii hore Gobolka Banaadir dhalinyaro Haween, qaar ka mid ah Odayaasha iyo waxgaradka ku dhaqan Magaalada Muqdisho.