Rooble Oo Musharixiinta La Kulmay
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan la qaatay xubnaha Midawga Musharixiinta.
Kulanka Rooble iyo Musharixiinta ayaa waxaa goobjoog ahaa Madaxweynayaashii hore ee dalka iyo...
Farmaajo oo Magacaabay Guddi Qaran oo baaritaan ku sameeya Kiiskii Ikraan Tahliil
Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdulalahi Maxamed farmaajo ayaa magacaabay Guddi Qaran oo baaritaan ku sameyeeya Kiiskii Marxuumad Ikraan Tahliil faarax.
Guddiga uu...
27 musharax oo maanta khudbadahooda ka hor jeediyay Baarlamaanka Hirshabelle.
Maanta waxaa magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeellaha Dhexe ka dhacday hadal jeedinta musharixiinta u tartameya Aqalka Sare ee baarlamaanka Dowlad goboleedka Hir-shabelle gaar...
Cali Guudlaawe oo Taliye cusub u magacaabay Hirshabelle.
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hir-shabelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa wareegto uu soo saaray ku magacaabay Taliyaha Ciidanka Daraawiishta Dowlad Goboleedkaasi G/Sare Cali Idiris Cusmaan.
Xilkaan waxaa...
Qoor qoor oo Safiirka Midowga Yurub kala hadlay arrimaha doorashooyinka.
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi kaariye Qoor Qoor ayaa Muqdisho waxaa uu kulan kula qaatay Danjiraha cusub ee Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya...
Madaxweyne Lafta-gareen oo Baydhabo dib ugu laabtay
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Baydhabo, ka dib markii waan-waan maalmihii u dambeeyay...
Ra’iisul wasaare Rooble oo kulan la yeeshay hay’adaha Maaliyadda dalka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo ka duulaya waajibaadkiisa korjoogteynta, la Xisaabtanka iyo xiriirinta shaqooyinka hay’adaha dowladda ayaa kulan la yeeshay...
Siyaasiyiinta Soomaalida iyo waaxda dembi baarista Kenya oo ka shiray maqnaansha Cabdiwahaab.
Waxaa socdo dadaalo ay wadaan hoggaamiyeyaasha siyaasadeed ee gobolka Woqooyi Bari ee dalka Kenya, waxaa hoggaaminaya xildhibaan laga soo doorto galbeedka degmada Wajeer, Axmed...
Senetor Muuse Suudi” Waxba ma qaban waxa aan qaban doonana ma ogi”.
Hadal jeedinta musharixiinta u tartamaya kuraasta aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ee kasoo galaya Hir-shabelle ayaa ka socoto xarunta dowlad goboleedkaasi ee Jowhar.
Qaar ka...
Musharax Tarsan” Waxaan ahay siyaasi usoo taagan inuu hagaago dalkaan.
Safiirka dalka Kenya u fadhiya Soomaaliya islamarkaana hadda ah musharax u taagan mid ka mid ah kuraasta Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ee ka...

















