Faah Faahin: Dad Shacab Ah Oo Ku Geeriyooday Qarax Qabsaday Mooto Ay Saarnaayeen

0
Qarax miino nooca dhulka lagu aaso ah ayaa saakay waxaa uu ka dhacay degaanka Buula Xaaji ee galbeedka Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada...

Farmaajo Oo Dib Ugu Soo Laabtay Magaalada Muqdisho, Kadib Safarkii Dooxa

0
Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliso Marwada Koowaad ee Qaranka Marwo Saynab Cabdi Macallim, ayaa dalka dib ugu soo...

Maamulka Gobolka Hiiraan oo si kulul uga hadlay weerarkii Carruurta ku dhinteen

0
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa marka hore u taxsoyadeeyay qoysaskii ay ka geeriyoodeen Carruurtii xalay ku geeriyootay hoobiyihii ku dhacay Gurigooda...

Guddiga Amniga Gobolka Bari oo go’aano kasoo saaray xaaladda Boosaaso

0
Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari waxaa Maanta kulan ku yeeshay Guddiga Amniga Gobolka Bari, iyaga oo kaga hadlay xaaladda Magaalada oo maalmihii la...

M/weyne Farmaajo oo kulan la qaatay ciyaaryahan ka mid ahaa xiddigihii Xulka Qaranka Soomaaliya.

0
Madaxweynaha Muddo Xileedkiisa dhammaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan la qaatay Xasan Cafiif oo kamid ah xiddigihii Xulka Qaranka Soomaaliya iyo Kooxda...

War kasoo baxay Guddiga Xalinta Khilaafaadka oo loogu jawaabay Xubnaha Midowga musharixiinta.

0
Muqdisho-KNN-War-Saxaafadeed oo kasoo baxay Guddiga xalinta khaalaafaadka doorashooyinka ayaa waxaa loogu hadlay eedeynta Midowga Musharixiinta ee ku aadan doorashada aqalka Hoose ee ka kala...

Guddoomiye Cirro oo ka horyimid dalabkii kasoo baxay Musharixiinta Mucaaradka ee ku aadanaa in...

0
Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka ee heer federaal, Maxamed Xasan Maxamed (Cirro) oo ku sugan magaalada Baydhabo ee gobolka Baay ayaa ka hadlay walaaca ay xiligan midowga...

R/wasaare hore Cumar Cabdirashiid oo muqdisho soo gaaray.

0
-Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke oo maanta muqdisho yimid ayaa ka hadlay arrimaha doorashooyinka dalka gaar ahaan tan Aqalka Hoose...

Galmudug Oo Gargaar Gaarsiisay Barakacayaal Ku Sugan Duleedka Magaalada Dhuusamareeb

0
Duqa Magaalada Dhuusamareeb Macallin Cabdiraxmaan Geedaqoroow, Wasiir kuxigeennada beeraha iyo shaqada iyo Wasiiru Dowlaha Caafimaadka Galmudug ayaa deeq ay iska aruuriyeen waxa ay gaarsiiyeen...

Taliyihii Booliska Baladweyne Oo Xilkii Laga Qaaday Iyo Mid Cusub Oo La Magacaabay

0
Taliyihii Booliska Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa xilkii laga qaaday, waxaana la magacabay Taliye Cusub, kadib warqad kasoo baxaday taliyaha Ciidanka Booliska...

XULASHADA