Q.M oo dalbatay Kaalmo dheeri ah oo wax looga qabanaayo Abaaraha ka jira Soomaaliya.
Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan bini’aadantinimada ayaa codsatay dhaqaale dheeri ah oo lagu caawinayo dadka Soomaaliyeed ee ay Abaaraha sameyeen.
Sida lagu sheegay warbixintii ugu...
Saciid Deni oo kulan la qaatay Saraakiisha Ciidanka Puntland.
Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kormeer ku tegay xarunta Taliska Ciidanka Booliska Puntland ee Garoowe.
Madaxweynaha ayaa kormeeray xafiisyada kala duwan ee...
Puntland war kasoo baxay oo lagu hakiyay Gaadiidka Galaya Magaalada Boosaaso.
Xili ay weli taagan tahay xiisada Magaalada Boosaaso ee ka dhalatay Xilka qaadistii uu madaxweynaha Puntland ku sameeyey Agaasimihii hore ee Hay,adda PSF ta,...
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in lasoo qabtay askartii ka dambeysay dilalkii ka dhacay Muqdisho
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in gacanta lagu soo dhigay Eedeyanayaashii ka dambeeyay dilkii xalay Magaalada Muqdisho loogu geystay Sakariye Maxamuud Xuseen iyo Sowdo Maxamuud...
Taliyaha Ciidanka Xoogga ee Lugta oo digniin Culus u diray Askarta dilalka u geysta...
General Maxamed Tahliil Biixi Taliyaha ciidamada Xoogga Lugta, oo la hadlayey cutubyo ka tirsan ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Gorgor oo tababar...
Midowga Musharixiinta oo muqdisho ku leh shir wajigiisa 2-aad ah.
Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa goor dhow waxaa magaalada Muqdisho uga furmay Wejigii labaad ee Shir kadib markii dhawaan ay sheegeen in doorashada xildhibaanada...
Madaxweyne Axmed Qoorqoor Oo Maanta Saxiixay Miisaaniyadda Galmudug Ee 2022
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta oo Jimco ah saxiixay Miisaaniyadda Maamulka Galmudug ee sanadka ee 2022
Miisaaniyadda Galmudug ee sanadka...
Madaxweyne Qoorqoor Oo Caawa Soo Gaaray Magaalada Muqdisho
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maqribnimadii Caawa soo gaaray Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho.
Garoonka diyaaradaha Aadan...
Faah Faahin: Qarax Caawa Ka Dhacay Guri Uu Degan Yahay Wasiir Ka Tirsan Jubbaland
Faah faahino ayaa kasoo baxaya Qarax fiidnimadii Caawa ka dhacay xaafad ka tirsan Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ahna Caasimadda KMG ah...
Maamulka Galmudug Oo Degmo U Aqoonsaday Degaan Ka Tirsan Gobolka Galgaduud
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa galabta Shir guddoomiyay Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada Galmudug oo ka qabsoomay Dhusamareeb.
Shirka ayaa...


















