Cumar Cabdirashiid iyo Prof Jawaari oo ku biiray shir u socda Musharixiinta Mucaaradka.

0
Magaalada muqdisho gaar ahaan Hotel Jasiira waxaa shir xasaasi ah uu ugu socdaa midowga Musharrixiinta, kuwaas oo diidan Hanaanka doorashada ay ku bilaabatay. Shirka waxaa...

Madaxweyne Deni oo markale weerar afka ah ku qaaday Saraakiisha Ciidamada PSF

0
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa markale si dadban u weeraray Saraakiisha Ciidamada PSF-ta Puntland ee kasoo horjeestay xilka qaadistii uu ku...

Dad ku dhintay qarax ka dhacay degaan ka tirsan Gobolka Baay

0
Qaraxa oo ahaa miinada dhulka la dhigo ee meelaha fog fog laga hago ayaa waxaa uu ka dhacay Goob maqaaxi ah oo kutaalla degaanka...

DFS iyo AMISOM oo wada hadlay Qorshaha Amniga dalka loogu wareejinayo Ciidamada Soomaalida

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta Muqdisho kulan kula qaatay Taliyaha Ciidamada AMISOM, Janaraal Diomede Ndegeya, iyaga oo...

Guddiga Xalinta Khilaafaadka doorashooyinka oo dib u dhigay baarista Kursigii uu kusoo baxay Yaasiin...

0
Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada Dadban, qoraal kasoo baxay ayaa lagu hakiyay ku dhawaaqista natiijada rasmiga ah kursi lamberkiisu yahay HOPHO67 ee uu ku soo...

IMF oo ka digtay halista dhaqaalle ka dhalan karta Fayruska Omicron

0
Madaxa Hay’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa ka digtay faafitaanka nooca cusub ee fayraska corona ee Omicron, kaas oo ay sheegtay in ay uadkaan...

Dowladda Mareykanka Oo Ka Walaacsan Qorshe Uu Wado Shiinaha

0
Xoghayaha Gaashaanshigga Mareykanka Lloyd Austin ayaa shalay sheegay in tallaabada uu Shiinuhu ku hormarinayo hubka hypersonic uu walaac ka abuurayo gobolka. Wuxuu sheegay in...

Madaxweyne Erdogan Oo Kulan Gaar Ah La Yeeshay Madaxweynaha Bisha Cas

0
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa magaalada Istanbul kula kulmay Madaxweynaha Bisha Cas ee Turkiga Kerem Kınık iyo Xoghayaha Guud ee Ururka Caalamiga ah...

Taliyaha Booliska Baladweyne Oo Beeniyay Warar Lagu Faafiyey Baraha Bulshada

0
Taliyaha Saldhiga Booliska Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan Laba Xidigle Maxamed Maxamuud  Rooble (Qoorsheel) ayaa beeniyay warar maalmihii lasoo dhaafay lagu faafiyey baraha...

Dowladda Soomaaliya Iyo Talyaaniga Oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Labada Dal

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda xilgaarsiinta Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta ku qaabilay Muqdisho Danjiraha Jamhuuriyadda Talyaaniga u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,   Alberto Vecchi, iyaga...

XULASHADA