Ciidamada Madaxtooyada Koonfur Galbeed oo degaano la wareegay
Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee ilaalada Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa maanta howlgal ka sameeyeen Deegano hoostaga Magaalada Baydhabo ee Xarunta...
Xiisad xoogan oo ka dhalatay xil ka qaadista CABDIQANI SACIID CARAB
Guddoomiyeyaasha 14 Naadi ayaa si adag uga horyimid xil ka qaadista lagu sameeyay Guddoomiyihii Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta Cabdiqani Siciid Carab.
Guddoomiyeyaasha ayaa tallaabadaas...
Madaxweynaha Hirshabeelle oo dib maanta ugu laabtay Jowhar.
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali Guudlawe Xuseen (Guudlaawe) isaga iyo wafdi uu hoggaaminayo waxaa ay dib ugu laabteen Magaalada Jowhar ee Caasimada Maamulkaas, kadib muddo...
Buuq iyo Gacan ka hadal Maanta dhexmaray Golaha Wakiilada Somaliland
Waxaa Maanta gacan ka hadal iyo buuq uu dhexmaray Xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland, kuwaas oo u kala safnaa Muxaafid iyo Mucaarae.
Buuqa iyo...
Khilaaf soo kala dhexgalay Wasiirka Cadaaladda & Guddiga la dagaalanka Musuq maasuqa
Guddoomiye ku xigeenka Guddiga madaxa banaan ee la dagaalanka musuq maasuqa Dr Xasan Khaliif Xasan ayaa banaanka soo dhigay khilaaf xilligaan ka dhaxeeya Wasiirka...
Tababar looga hadlayay ka hortaga Askareynta Caruurta Soomaaliyeed oo muqdisho ka Furmay.
Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Xasan Maxamed Saciid (Gacaliye) ayaa Maanta muqdisho ka Daah-furay Tababarka Awood-dhiska Wakiilada Ciidanka Qaranka Soomaaliyeed ee Ilaalinta Caruurta.
Tababarkan...
Dowladda Soomaaliya oo QM warbixin ka siisay abaaraha dalka ku dhuftay.
Xoghaya Koowaad ee Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Maraykanka Maxamed Cabdiraxmaan Cumar oo ka qeyb galayay Dood looga arrinsanayay gargaarka arimaha Beni’aadannimo iyo Musiibooyinka oo...
Ciidamada Tigreega Oo Dib U Qabsaday Magaalo Taariikhiga Ah
Ciidamada Tigreega ayaa dib u qabsaday magaalada Lalibela ee dalka Itoobiya, wax ka yar laba toddobaad markii ay ciidamada dowladda iyo xulafadoodu la wareegeen,...
Dowladda Soomaaliya Iyo Midowga Yurub Oo Ka Wada Hadlay Danaha Dheef-Wadagga
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda xilgaarsiinta Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta Muqdisho ku qaabilay Danjiraha Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya, Marwo...
Xaflad lagu furayey Dhismaha Machadka Culuunta Shareecada iyo Luqadda Carabiga oo lagu Qabtey Magaalada...
Dhismaha Machadkani lagu Baranayo Cullunta Shareecada iyo luqadda Carabiga ayaa furitaankiisa waxaa ka soo qeyb galey Boqolaal dadweyne ah oo ka kooban Qeybaha kale...


















