Waare” Doorashada sharci darro ayay ku socotaa wixii ka dhashana Rooblaa mas’uul ka ah

0
Madaxweynihii hore ee Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ka hadlay xaaladda dalka gaar ahaan doorashooyinka socda, isaga oo eedeyn kulul u jeediyay Madaxweynaha...

Kenya oo ka hadashay weerar ay geysteen Al-Shabaab

0
Booliska Kenya ayaa sheegay inay fashiliyeen weerar ay koox looga shakisan yahay Shabaab la damacsaneyd inay ka fuliso masaajid ku yaalla deegaanka Khorof Xaraar...

Doorashada 5 kamid ah kuraasta Beelaha Banaadiriga oo la shaaciyay

0
Guddiga Maamulaya doorashada Beelaha Banaadiriga ayaa shaaciyay qabashada 5 kamid ah kuraasta ay ku leeyihiin Golaha Shacabka, kuwaas oo doorashadooda ka dhaceyso Magaalada Muqdisho. 5-ta...

DF Soomaaliya oo war cusub kasoo saartay khilaafka Jabuuti

0
Wasiirka wasaaradda qorsheynta xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan oo ka qeyb-galaya madasha aragti wadaagga arrimaha Geeska Afrika ee uu soo qaban-qaabiyey Machadka...

Jubbaland oo shaacisay doorashada 14 Kursi

0
Guddiga doorashooyinka Heer dowlad Goboleed ee Jubbaland ayaa ku dhawaaqay in la qabanayo doorashada 14 kursi oo kamid ah kuraasta Golaha Shacabka ee degaan...

Amar lagu soo rogay Ciidamada Millateriga ee hubka ku dhex wata Muqdisho

0
Saraakiisha Taliska Ciidamada qeybta 27aad ayaa kulan waxaa ay ku yeesheen xerada Taliska Guutada 4aad ee Geed Timir, iyaga oo kulankooda kasoo saaray go’aano...

Deeq Raashin ah oo la gaarsiiyey Barakacayaal degan Duleedka Baardheere.

0
Deeq Raashin ah ayaa  la gaarsiiyey Boqolaal ka mid ah dadka ay abaartu Saameysay ee ku sugan duleedka Baardheere,ku dhowaad ilaa 341 qoys oo degan Xeryaha Barakaca...

Soomaaliya oo ka qeyb galeysa shir ka furmaya dalka Lubnaan.

0
Wasiiru dowlaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Mudane Cabdi Axmed Qaasim ayaa goor dhow gaaray magaalada Beyruut ee dalka Lubnaan, halkaasi oo si diiran...

Muxuu Ra’iisul Wasaare Rooble kala hadlay Ururada Bulshada Rayidka?

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan kula yeeshay Xafiiskiisa ee Xarunta Madaxtooyada qaar ka mid ah Ururrada bulshada Rayidka.. Kulanka ayaa...

Guddiga Doorashada “Mas’uuliyadda dib u dhaca Doorashada waxaa qaadanaya Golaha Wadashiga”

0
Guddiga Doorashada Heer Federaal ayaa sheegay in dib u dhaca Doorashada ay masuul ka yihiin Golaha Wadatashiga oo ka kooban Madaxda Dowladda Federaalka iyo...

XULASHADA